Category: Warka
Dagaal ka bilowday duleedka Degmada Godob-jiiraan ee Gobalka Nugaal
Garowe(Puntland Post) Wararka aan ka helayno deegaanka Godob-jiiraan ee Gobalka Nugaal ayaa sheegaya inuu maanta duhurkii ciidanka dowladda iyo kooxda hubaysan ee…
Ciidanka difaaca Puntland oo go’doomiyay kooxda ku jirta togga SUUJ iyo wararkii ugu danbeeyay
Qarxis(Puntland Post) Warar lagu kalsoon yahay oo laga helayo deegaanka SUUJ oo ah goobta dagaalku ka socda ayaa sheegaya in ciidanka dowladda…
Dagaalkii Suuj oo Dib u Bilowday Saaka iyo Ciidamada Puntland oo Madaafiic ku Garaacaya
Wararka aan ka helayno deegaanka Toga Suuj oo ah halka ay isku horfadhiyaan ciidamada dowlada Puntland iyo maleeshiyaadka Shabaab ayaa sheegaya in…
Cadde Muuse oo ka hadlay duulaanka Al-Shabab kusoo qaaday Puntland
DUBAI(Puntland Post) Madaxwaynihii hore Puntland Cadde Muuse Xirsi ayaa ka hadlay duulaanta koox hubaysan ay kusoo qaaday deegaano ka tirsan gobalada Mudug…
Somali Federal Government and AMISOM have questions to answer
Puntland State of Somalia, a relatively stable and functioning State in the Northeast of Somalia, has become the talking point in the…
Gaas: dowlada dhexe wax lug ah kuma lahayn duulaanka Al-Shabaab ee xeebaha Puntland
Washington(Puntland Post) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay inuu aaminsan yahay inaysan dowladda dhexe ee Soomaaliya wax lug ah ku…
Caawa maxaa ka cusub degmada Godob-jiiraan ee Gobalka Nugaal ?
Garowe(Puntland Post) Gudoomiyaha Degmada Godob-jiiraan Yuusuf Maxamed Faarax (Geesawayne) oo caawa la hadlay Radio Garowe ayaa sheegay inuu deggan tahay jawiga magalada…
Puntland oo sheegtay in dagaalkii SUUJ ku dishay 20-dagaal yahan oo Al-Shabab ka tirsan
Garowe(Puntland Post) Dawlada Puntland ayaa sheegtay in Koox ka tirsan Alshabaab ay ka dileen 20 dagaalyahan, kadib markii saaka dagaal uu ku…
Warkii ugu danbeeyey ee dagaalada u dhexeeya Puntland iyo kooxaha kusoo duuley xeebaha
Wararka ka imaanaya degaanka Suuj oo ay maanta ka dhaceen dagaalo culus oo u dhaxeeya Ciidamada kala duwan ee Dawlada Puntland iyo…