Madaxda Puntland iyo wafdiga RW.Somalia oo kulamo uga socdaan madaxtooyada
GAROWE(Puntland Post) Madaxtooyada Puntland waxaa ka socda kulan u dhaxeeya Ra’iisul Wasaaraha Dowladda dhexe iyo madaxda Puntland, kullankaasi ayaa la sheegayaa inuu…
Open this website in Safari first.
GAROWE(Puntland Post) Madaxtooyada Puntland waxaa ka socda kulan u dhaxeeya Ra’iisul Wasaaraha Dowladda dhexe iyo madaxda Puntland, kullankaasi ayaa la sheegayaa inuu…
Dowladda Maraykanka ayaa sheegatay in ay dileen hogaamiyayaal Daacish ah, ragaas oo uu ku jiro wasiirkii maaliyadda ee Daacish Abdiraxmaan Mustafa Al-Qaduli.…
Garowe(Puntland Post) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo shalay soo gaaray magalada Garowe ayaa lagu wadaa saacadaha soo socda inuu kullan la…
Guddiga Taakulada Difaaca Puntland oo soo bandhigay Akkoono (Accounts) kuwaas oo lagu soo hagaajinayo Taakulada Ciidamada Difaaca Puntland, waxaana laga furay Bangiyada…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka…
GAROWE(Puntland Post) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta soo gaaray magalo madaxda Puntland ee Garowe.…
GAROWE(Puntland Post) Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa lagu wadaa goor dhow inuu kasoo dego gagida diyaaradaha magalada Garowe. Wasiirka…
Bandar-bayla(Puntland Post)-Ciidamada Booliska Gobalka Karkaar ayaa hawl-gal ay kusoo qabanayaan 20 nin oo kamid ah kooxdii ka dagaalantay Toga Suuj ee Gobalka…
Bosaaso(Puntlland Post)-Magaalooyinka waaweyn ee Puntland gaar’ahaan Bosaaso, Garowe iyo Galkacayo waxaa kasocda hawl-galo waaweyn oo ay Ciidamada kala duwan ee Dawlada Puntland…