Alshabaab oo sheegatay masuuliyada weerarkii lagu dhaawacay xildhibaan katirsan Dawlada Soomaaliya
Muqdisho(Puntland Post)-Dablay hubaysan oo wadatay gaari ayaa maanta weerar ku qaaday xildhibaan katirsan Baarlamaanka Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya, xili uu maraayey…