Category: Warka
Video article Bosaso:Guddiga Culumadda Ee Gurmadka Abaaraha Puntland oo soo Bandhigay Deeqo Lacageed oo soo Gaaray
Guddiga Culumadda ee gurmadka abaaraha puntland ayaa ka warbixiyay deeq lacageed oo guddiga ka soo gaartay oo dad soomaaliyeed oo ku nool…
Masuuliyiin ka socda Jubbaland oo Garowe u yimi waayo aragnimo shaqo iyo wax kororsi
Garowe(Puntland Post)Mas’uuliyiin ka socda waxbarashada Jubbaland oo maalmahan ku sugnaa Wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa ujeedadedu ahayd inay khibrad iyo aqoon…
Dagaal u dhaxeeya labba Beelood oo ka dhacay duleedka Baladweyne
Baladweyne(Puntland Post)-Dagaal u dhaxeeyey labba Beelood ayaa ka dhacay meel aan sida uga fogayn Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan, dagaalkan ayaa…
Shirkii billaha ee Madaxda Guddiyada Fulinta Mushruuca Tayaynta iyo Shaqalaysiinta Hay’adaha Dowladda oo qabsoomay.
Waxaa qabsoomay shirkii billaha ahaa ee guddiga fulinta mashruca tayeeynta iyo shaqaalaysiinta qaybo ka mid ah hay’adaha dowladda ee ka faa’iidaysanaya mashruuca…
Madaxwaynaha DFS oo dhigiisa dalka Suudaan kala hadlay is-kaashiga xagga horumarka iyo dowladnimada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Suudaan, Field Marshal Cumer Xassan Axmed Al-Bashir ayaa kulan gaar ah…
Gal-mudug iyo maleeshiyaad ku dagaalamay degmada Cadaado
Cadaado(Puntland Post)-Shalay galab dagaal ayaa ka dhacay Degmada Cadaado ee Gobalka Galgaduud, markii muran xoogan dhex maray Maleeshiyaad taabacsan Dadka qaadka keena…
War-saxaafadeed: Shirkadda SOMTEL oo si aada hoos ugu dhigtay qiimaha hadalka
Hordhac. Shirkadda Isgaarsiinta Somtel Puntland, oo sida aad uga barateen markasta macaamiisheeda iyo dhamaan umaadd Puntland usoo siyaadisa adeegyo waxtar iyo tayo…
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Garoowe
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo Maanta 13-April-2016 kasoo Amba baxay magaalada kuna soo…
Jordan oo albaabada u laabtay xarumihii Akhwanul Muslimiinka
Camaan(Puntland Post)-Ciidamada Nabad galyada Caasimada Jordan ee Camaan ayaa albaabada u laabay xarumihii ururka Akhwanul Muslimiin ku lahaayeen Magaaladaas. Ka hor inta…