Sagaal tuulo oo ka tirsan Gobolka Nugaal oo laga soo sheegayo abaar iyo biyo la’aan baahsan
Garowe(Puntland Post) Xaalladda abaarta iyo biyaha la’aanta laga soo sheegayo qaybo ka mid ah Gobalka Nugaal ayaa gaartey heerkii ugu danbeeyay ka…
Open this website in Safari first.
Garowe(Puntland Post) Xaalladda abaarta iyo biyaha la’aanta laga soo sheegayo qaybo ka mid ah Gobalka Nugaal ayaa gaartey heerkii ugu danbeeyay ka…
Xaflad ballaaran oo lagu taageerayay Dr Siciid Cabdullaahi Dani oo ah musharax u taagan xilka madaxweynaha Somaliya ee doorashadda 2016-ka ayaa lagu…
Garowe(Puntland Post) Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Qarjab oo warbaahinta kula hadlayay 12-ka bishaan xafiiskiisa magalada Garowe ayaa sheegay inay go’aan kasoo…
Jowhar(Puntland Post) Webiga Shabelle oo mara Gobalada Shabeelada dhexe iyo Hiiraan ayaa maanta keenay biyo badan, ka dib markuu uu guray maalmihii…
Addis Ababa(Puntland Post)-Dawladda Itoobiya ayaa shaacisay inuu Dalkaasi geli doono Labba maalmood oo baroor-diiq Qaran ah, taas oo lagu muujin doono sidii…
Moscow(Puntland Post)-Raisul Wasaaraha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmake oo ku sugan Magaalada Moscow oo ah Caasimada Wadanka Ruushka…
Madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland anha kusimaha Madaxweynaha Eng Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 20-April-2016 waxa uu xadhigga ka jaray dhisme…
Muqdisho(Puntland Post)-Madaxweynaha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa Warbixin Golaha amaanka Qaramada Midoobay ka siiyey Horumarada ay samaysay…
Nadwo cilmiyeedkii 14aad oo muddo lix habeen ka socotay Masjika Rowda ee magaaladda Bosaso, ayna muxaadarooyin ka jeediyeen culumo caan ka ah…
Garowe(Puntland Post) Gudoomiye ku xigeenka guddiga arrimaha gudaha iyo dowladda hoose Baarlamaanka Puntland Mudane Maxamed Axmed Jaceel ayaa wax laga xumaado ku…