Uhuru Kenyatta oo gubay Foolal Maroodi iyo Wiyil
Nairobi-(Puntland Post) Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta waxa uu dab qabad siiyay 105 tan oo faan maroodi ah iyo 1.5 tan oo…
Open this website in Safari first.
Nairobi-(Puntland Post) Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta waxa uu dab qabad siiyay 105 tan oo faan maroodi ah iyo 1.5 tan oo…
Waxaa Guud ahaa Caalamka maanta la fasaxay goobaha shaqadda iyadoo loo dabaald-degaayo 1-da May oo ah Maalinta shaqaalaha Aduunka, dhamaan shaqaalayaasha goobaha…
Jigjiga(Puntland Post)-Madaxweynaha Dawlad Gobaleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa gaaray Magaalada Jigjiga ee xarunta Dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya, waxaana halkaas si diiran…
Muumin Cilmi Jimcaale waa hor-joogaha dagaal-yahano iskood isu abaabulay oo xoogaga Al-shabaab kala Wareegay Deegaanno dhowr ah oo Hoos-taga Degmooyinka Maxaas iyo …
Kooxda la baxday Dawlada Khilaafada Islaamka Dacish ayaa bilwoday inay isku fidiso Dalalka Islaamka ah ee Nugul, iyagoo Saldhigyo ka samaysanaaya goobaha…
Guddiga gurmadka abaaraha ayaa soo gabagabeeyay wajigii kowaad ee gurmadkii biyo dhaaminta ahaa ee ka wadeen qaar ka mid aha goboladda dalka…
Wafti balaaran oo ka socda wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska DPL oo uu hogaaminayey wasiir kuxigeenka wasaarada Faarax Cali ayna kamid ahaayeen…
Muqdisho(Puntland Post)-Raisul Wasaaraha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmake ayaa maanta hor tagey Baarlamaanka Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya…
Garowe(Puntland Post)-Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland iyo Hay’adda cuntada aduunka ee WFP ayaa maanta si wadajir ah ufuray mashruuca…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo safar shaqo ugu maqnaa waddamada Ethiopia iyo Sucuudi Carabiya ayaa maanta 30-April-2016 dalka dib…