Maamulka Gobalka Nugaal iyo Ganacsatada Garowe oo ku heshiiyey in dib loo furo suuq-yada
Garowe(Puntland Post)-Maamulka Gobalka Nugaal, Wax garadka Magaalada Garowe iyo Ganacsatada ayaa maanta shir lagu lafa-guraayo tabashada Dadweynaha ee ku aada sara u…