Video article Dood kulul oo mar Labaad dhexmartay Trump iyo Clinton
Waxaaa xalay ay doodii labaad oo aad u kulul ay dhexmartay musharrixiinta sida adag isaga soo horjeeda ee dalka Mareykanka Hillary Clinton…
Open this website in Safari first.
Waxaaa xalay ay doodii labaad oo aad u kulul ay dhexmartay musharrixiinta sida adag isaga soo horjeeda ee dalka Mareykanka Hillary Clinton…
Garowe(Puntland Post)-Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo ah ku-xigeenka Gudoomiyaha Baarlamaanka wakhtigiisu dhamaaday ee Soomaaliya, kana mid ahaa xubnihii uu dhawaan Madaxweynaha Puntland…
Gaalkacayo(Puntland Post)-Xaflad uu soo qaban qaabiyey dugsiga sare ee Cumar Camatar isaga oo kaashanaya xawaaladda Amal Express oo katirsan bahda Amal group…
Gaalkacyo (Puntland Post):- Kulan ay maanta isugu yimaadeen Gaalkacyo Odoyaal iyo Waxgarad kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug ayaa looga hadlay sidii…
Garoowe(Puntland Post)-Bangiga Amal ayaa magaalada Garoowe ku daahfurka barnaamij‘Hanti ku yeelo dhulkaaga hooyo”. Daahfurka barnaamijkaas waxa ka soo qaybgaleen qurbajoog fara badan,…
Inta la xaqiijiyay 140 ruux oo ka mid ahaa dad ka qaybgalaayay tacsi ka socotay dalka Yemen ayaa geeriyooday kadib markii goobtii ay…
Waxaa lagu wadaaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee Madaxda Soomaalida. Shirka Madasha Wadatashiga ayaa lagu wadaa…
Waxaa shalay magaalada Saint Cloud ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ka dhacay banaanbax ay bulshooyinka halaasi ku nool oo ay Soomaaliduna…
Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray Liiska Musharaxiinta u matalaya Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, iyadoo uu noqonayo maamulkii…
Maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaqay magacyada Xubnaha ku matali doona Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee la soo dhisayo, kuwaasoo tiradoodu…