Galmudug oo soo saartay Liiska Musharaxiinta u matalaya Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya

Maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaqay magacyada Xubnaha ku matali doona Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee la soo dhisayo, kuwaasoo tiradoodu tahay 19-xubnood oo isugu jira Rag iyo Dumar.

Maamulka Galmudug, ayaa noqonaya maamulkii labaad oo oo ku dhawaaqa xubnaha ku matalaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

. Hoos ka aqriso Liiska Xubnaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya u matalaya Galmudug.
galmudug

PUNTLAND POST