Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray Liiska Musharaxiinta u matalaya Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, iyadoo uu noqonayo maamulkii sadexaad ee soo gudbiya Liiskan iyadoo horey ay u soo gudbiyeen Puntland iyo Galmudug.
Liiskaan waxaa ka dhex muuqda siyaasiyiin can ah oo qaarkood xilal kasoo qabtay maamulka Jubbaland.
Hoos ka aqriso Liiska Xubnaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya u matalaya Jubbaland


PUNTLAND POST