Doorashada Aqalka sarre oo maanta ka qabsoontay Kismaayo
Kismaayo (Puntland Post):- Xildhibaanada Baarlamaanka Jubaland ayaa maanta oo Arbaco ah u fariistey kala saaridda Musharixiinta Aqalka Sare ee uu u gudbiyay…
Open this website in Safari first.
Kismaayo (Puntland Post):- Xildhibaanada Baarlamaanka Jubaland ayaa maanta oo Arbaco ah u fariistey kala saaridda Musharixiinta Aqalka Sare ee uu u gudbiyay…
Garowe (Puntland Post):- Raysal wasaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo ka mid ahaa xubnihii Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali…
Waxaa maanta ka bilowday xarunta baarlamanka Dowladda Puntland ee magaalada Garowe dhagaysiga khudbadaha 29 musharax uu u tartamaysa inay Puntland u matalaan…
Kulan ay maanta isu yimaadeen xubno ka tirsan Guddiga Fulinta ee Dalladda PUNSAA oo ka dhacday xarunta Dallada ee Garowe ayna uga…
War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibada Ethopia ayaa lagu sheegay in heshiis cusub la kala dhex dhigay Maamulada Puntland iyo Galmudug, kuwaasi…
Ciidamada Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaliyeed ayaa shalay galinkii dambe xabsiga dhigay wariyayaal u shaqeynayay Telefishinka Al-Jazeera qeybtiisa afka English-ka.…
Koocxda Real Madrid ayaa guul wayn Santiago Bernabeu kaga gaadhay kooxda Legia Warszawa kulankii saddexaad ee heerka groupyada ee Champions Leaque-ga. Real…
Mas’uuliyiin ka Tirsanaa Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya ee Gobolka Shabeelaha Hoose iyo dowladda Soomaliya ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dagaalkii…
Wararka hadda Naga Soo Gaaraya Degmada Afgooye Ee G/Sh/Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Degmada Afgooye Weerar loo Adeegsaday Gaario Waxyaabaha qarxa…
Muqdisho (Puntland Post):- Wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda faderaalka ah ee dalka ayaa u sheegtay hoggaanka shalay la doortay ee maamulka gobollada Hiiraan…