Waxaa maanta ka bilowday xarunta baarlamanka Dowladda Puntland ee magaalada Garowe dhagaysiga khudbadaha 29 musharax uu u tartamaysa inay Puntland u matalaan Aqalka sarre ee baarlamanka Dowlada Federalka Soomaaliya.
Musharixiintan ayaa ka horjeedinaya mudanayaasha baarlamanka Puntland khudbado ay ku akhrinayaan taariikhd nololeedkooda iyo waxqabadkooda, waxaana ku jira 8 ka mid ah oo haween ah.
Waxaa ku sugan hoolka baarlamanka guddoomiyaha Barlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi, Guddiyadda doorashooyinka dadban ee heer Federaal iyo maamul goboleed, Xubno ka tirsan gollaha wasiiradda Puntland, Xildhibaano, Ururadda arrimaha bulshadda iyo Odoyaasha dhaqanka,

Abshir Dhiirane
PUNTLAND POST

Dawlada Puntland waajib ayaa ka saran Arinta kataagan Mudug, iyo hadalada aan meel marka ahayn oo dad siyaasiyin aad moodo ku hadlayaan. Arinta Mudug waa siyaasad, waa Colaad, GalMudug waxay isku dayeysaa in Puntland Mudug la raaciyo GalMudug. Arintaasu waa riyo khatar ah oo keeni Karta Dagaaladii Somaliyadii hore burburiyey.
Baraxley ma ahaajirin dad Mudug katirsan, lakiin waxay kazoo galeen Hobyo.
Mudug maaha dal Hawoye ka taliyo. Waxaan Kaliya aan kula talin lahaa dawlada Puntland inay si adag u ilaaliso dalka Puntland iyo Xaduuda Puntland.
Mudug maaha mid kuxiran Xamar iyo talooyin ka yimada Xamar, waa dal iyo dad ubaahan amni iyo ka fogaanshaha maamulada beentaa oo ka jira Cadaado, Dhuuso-mareeb iyo cidkasta oo isku dayeysa kala qaybinta Dhulka iyo Dadka Puntland.
Waxaan ka digayaa, erayada, iyo Fikradaha beentaa oo riyada aad moodo iyo fara galinta khaldan oo ku saabsan Xaalada Mudug.
Ma foga waqti colaad marlabaad laysugu yimaado haddii aan laga joojin, xabadaha lagusoo ridayo, Colaada ku jeeda, faragalinta aan sharciga marna ahayn oo lagu hayo Galkacyo Mudug Puntland, dooni mayno in Baraxley ay soo raacdo Puntland.
Hawiye waa dad utaagan, tuugo, been , colaad, xatooyo iyo wax kasta oo lagu dagaalamo, wax nabad ah oo agtooda taalaana ma jirto, waa dad tag xun oo rabi mixnad uga dhigay somaliya,
waa tooka feero dadku isku qasho, waa nasiib daro darisnimadoodu, waa nasiib daro jiritaankooda Somalia, waa colaad ubaahan inlaga gaashaanto, madaxdoodu waa burbur iyo baaba Somalia haysta oo ubaahan in laga maareeyo. Waataa runtii haddii aad runta iga doonayseen. Mudug iyo Hawiye ha lakala maareeyo haddii nabad laraadinayo iyo xasilooni Somalia. Doonimayno ka hadalka istuska beentaa ku dhisan oo ka imaanaya Cadaado, kuwa dhagaystna waxaan leeyahay haku turaanturoon istuska cadawga iyo taariikhda dadka iyo dalkayaga.