Puntland iyo Mareykanka oo maanta Boosaaso ku yeelanaya Shir ku saabsan Ammaanka iyo La-dagaallanka Argagixisada
Wefdi sare oo ka socda Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM) ayaa maanta booqasho rasmi ah ku imaanaya magaalada Boosaaso, halkaasi…