Madaxweyne Deni oo maanta dhisay hay’ad qaabilsan Aqoonsiga dadweynaha Puntland
Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa maanta soo saaray xeer madaxweyne oo ku saabsan dhismaha hay’adda Aqoonsiga dadweynaha…
Open this website in Safari first.
Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa maanta soo saaray xeer madaxweyne oo ku saabsan dhismaha hay’adda Aqoonsiga dadweynaha…
Intuusan geeriyoonin wuxuu Jaamac Maxamed Qaalib ahaa bare sare oo taariikhda siyaasadda Soomaaliya ka dhiga jaamacad ku taalla Muqdisho Mudisho (Faallo PP)…
Agaasimaha cusub ee Xafiiska Warfaafinta Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa loo magacaabay suxufi Ibraahim Maxamuud Yuusuf, kaddib markii agaasimihii hore ee xafiiskaasi lagu…
Addis Ababa (Wararka PP) — Safiirka Israa’iil u fadhiya Itoobiya Avraham Neguise, ayaa laga saaray xarunta Midowga Afirka oo ay ka socotay munaasabad…
Guutada labaad ee ciidamada difaaca Puntland oo maanta hawlgal qorshaysan ka fuliyay degaanka Guryasamo ee buuraha Calmiskaad ayaa halkaasi ku dilay sarkaal…
Tahriibta dhalinyarada oo shaqo la’aan ka cabanaya ayaa dhawaanahan si weyn xargaha u goosatay guud ahaan degaannada Puntland. Shabakado qarsoodi ah oo…
Saaxiibada Soomaaaliya ee Beesha caalamka ayaa soo dhaweeyay soo-jeedinta lagu qabanqaabinayo madal ay iskugu yimaadaan hoggaamiyeyaasha siyaasadda iyo bulshada Soomaaliyeed si loo…
Taliyaha guud ee ciidamada Somaliland Gen. NimcaanYuusuf Gaax-nuug oo ku sugan jiidda degaanka Oog ee gobolka Sool ayaa halkaasi shir deg deg…
Hay’adda xogta dhulka iyo biyaha u qaabilsan Puntland ee IMAC ayaa shaacisay in degaanadda Puntland ay wajahayaan sannadka roob yari iyo daahitaan…
Wefdi sare oo ka socda Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM) oo maanta booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Boosaaso ayaa…