Category: Warka
Jaamacadda Badda Cas oo Gurmad u fidisay Abaaraha Puntland
Barnaamiijkaan ayaa daahfurkiisa waxaa ka soo qayb galay maamulka Jaamacadda, masuuliyiinta dowlada ee gobolka Bari, gudiga gargaarka abaaraha, aqoonyahanka, haweenka iyo martisharaf…
Ciidamada Booliska Galmudug oo Shaqo joojin sameeyay
Wararka ka imaanaya Magaalada Cadaado ee caasimada Kmg ah e Maamulka Galmudug ayaa ku waramayaa in Ciidamada Booliska magaaladaas ay ku dhawaaqeen…
Qaxooti ka yimid Yemen oo ka soo degay Dekada Berbera
Safaaradda Soomaalida ee Dalka Yamen oo kaashaneysa Hay’adda Qaxootiga Aduunka waxa ay ku guuleysteen in dalkooda dib ugu soo celiyaa 137-ruux oo…
Video article Markab jariif ah oo shil khasaare leh ka geystay Degmada EYL ee Gobolka Nugaal
Dooni weyn oo kaluumaysi oo laga leeyahay dalka Yemen ayaa xalay goordanbe shil khasaaro sababay ka geysatay biyaha badweynta hindiya ee u…
Madaxweynaha Puntland oo La Kulmay Odayaasha Dhaqanka Gobolka Bari.
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 05, March 2017 la kulmay qaybaha kala duwan ee odayaasha dhaqanka Gobolka…
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Warbaahinta Madaxa bannaan
Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay maamulka iyo tifaftireyaasha warbaahinta madaxa bannaan ee dalka iyo…
Puntland oo xirtay Xafiiska Universal TV ee Puntland
Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta Puntland ayaa maanta soo saartay Warqad qoraal ah oo lagu joojinayo Television-ka Universal shaqadii uu ka hayey deegaanada…
Xasan Cali Kheyre:-“48-dii saac ee la soo dhaafay 110 ruux ayaa u dhimatay Abaarta”
Ra’iisul wasaaraha Cusub ee Xukuumadda Soomaliya Xasan Cali Kheyre ayaa la kulmay Guddiga Gurmadka Abaaraha qaranka . Ra’iisul wasaaraha ayaa sheegay in ka xukuumad…
Masuuliyiin katirsan Koonfur Galbeed Soomaaliya oo la Xiray kadib markii ay lunsadeen Raashin gar gaar ah
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa sheegay in sharciga la horkeeni doono mas’uuliyiinta ka Tirsan Maamulka ee lagu eedeeyay in ay lunsadeen gargaar…