Gabar Todobo sano jir Aheyd oo u Geeriyootay Gaajo iyo Haraad Gobolka Galgaduud
Wararka ka imaanaya deegaanka Godinlabe ee Gobolka Galgaduud bartmaha dhulka Soomaliya ayaa ku waramaya in xalay halkaasi ay ku geeriyootay gabar Todobo…
Open this website in Safari first.
Wararka ka imaanaya deegaanka Godinlabe ee Gobolka Galgaduud bartmaha dhulka Soomaliya ayaa ku waramaya in xalay halkaasi ay ku geeriyootay gabar Todobo…
Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa maanta daahfurtay dib u eegis lagu samaynayo manhajka dugsiyada sare ee Puntland, waxaana kazoo qeyb galay daahfurkaan Wasiirka…
Kulan maanta ay ku qabatay magaalada Garowe Wasaarada Cadaalada , Arrimaha Diinta iyo Dhaqan_celinta Puntland ayaa lagu soo bandhigay qorshe ku saabsan…
Madaxweynihii hore ee Dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Goordhow la dhaariyay kamid Noqoshada Xildhibaanada Baarlamaanka. Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray degreeto xeer Madaxweyne LR.21 ee March 03 2017…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray degreeto xeer Madaxweyne Lr.22 ee march 03 2017…
Bosaso-[Puntland Post ] Inta lahubo Afar qof oo shacaba ayaa ku dhaawacmay Bambo gacmeed lagu tuuray maxkamada darajada kowaad ee magaalada Bosaso.…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaliya, Gudoomiyaha Aqalka Sare…
Wararka ka imaanaya Gobolka Baay ayaa ku waramaya in saacadihii aynu soo dhaafnay deegaano hoostaga degmada Awdiinle ee gobolkaas ay ku geeriyoodeen…
Ra’iisul wasaaraha dalka Ethopia Hailemariam Desalegn ayaa magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda kula kulmay Madaxweynaha dalkaas Yoweri Museveni. Labada mas’uuul ayaa…