Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Wasuuru Dawlayaal iyo Wasiiru Kuxigeeno
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray degreeto xeer Madaxweyne Lr.39 ee April 02 2017…
Open this website in Safari first.
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray degreeto xeer Madaxweyne Lr.39 ee April 02 2017…
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Eng. Mahdi Axmed Guuleed oo weheliyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad Cumar iyo Mas’uuliyiin kale…
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Sayn Bekir Bozda iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray maagaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca Golaha Xukuumada ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Nuur…
Sida ay inoo xaqiijiyeen dad ku sugan gudaha Degmada Warta-nabada ee Gobolka Banaadir Kooxo hubeysan oo gaari watay ayaa goordhaweyd weerar waxa…
Ala ha u Naxariistee waxaa Xalay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya ku geeriyooday wasiirkii hore ee Dekadaha Xukuumadii Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid…
Wafdi uu Hogaaminaayo Ra’iisulwasaare ku-xigeenka Dowladda dalka Turkey-ga Sayn Bekir Bozdaayaa maanta lagu wadaa in ay soo gaaraan magaalada Muqdisho ee caasimada…
Dawlada Kenya ayaa Amar ku bixisay in baaritaan deg deg ah lagu sameeyo dilkii Ciidanka Kenya ay Xaafadda Islii ugu geysteen Labo…
Wararka naga soo gaaraya Dalka Koonfur Afrika gaar ahaan magaalo Qiyaastii 50 Km u jirta magaalada Johanesberg ayaa waxa ay sheegayaan in…
Warar haatan naga soo gaaraya Degmada yaaqshid ee Gobolka Banaadir ayaa ku waramaya in dab xoogan oo goordhaweyd ka kacay suuqa labaad…