Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowlada Turkiga oo ka hadashay sababta xero ciidan uga samaynayso Muqdisho

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Turkiga Ambassador Olgan Beker oo markii ugu horeysay si faahfaahsan uga hadlay saldhig milatery oo laga… Sii akhri

Posted on March 31, 2017 by Dhiirane

Madaxda Puntland oo xariga ka jaray masjid laga dhisay Madaxtooyada Garowe

Posted on March 31, 2017March 31, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweyne kuxigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Cumar Camay ayaa maanta oo… Sii akhri

Madaxweyne Donald Trump oo meel mariyay qorshe ka dhan ah Al-shabaab

Posted on March 31, 2017March 31, 2017 by Desk

Madaxweynaha dalka Maraykan Donald Trump ayaa meel mariyay qorshe Milateri oo ah in ciidamada Maraykanka ay dardargeliyaan dagaalka ka dhanka… Sii akhri

Shirkadda dhismaha CCECC oo la sheegay in ay sahamin Shidaal ka samaynayso Puntland

Posted on March 30, 2017March 30, 2017 by Desk

Shir maanta ay magaalada Garowe ku yeesheen Golaha Xukuumada Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweyne Gaas ayaa lagu Ansixiyay heshiis la… Sii akhri

Maxaa maaanta lagaga hadlay shirkii Golaha Wasiirada Puntland?

Posted on March 30, 2017March 30, 2017 by dalsan

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo kulan koodii ugu horeeyay yeeshay

Posted on March 30, 2017March 30, 2017 by Cowke

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii ugu horeeyey ka dib ansixintii Baarlamaanka ee shalay 29 Maarso… Sii akhri

Khaatumo iyo Soomaliand oo heshiis ku Gaaray Djabouti

Posted on March 30, 2017 by Cowke

PP (Djabouti) Wararka naga soo gaaraya Magaalada Djabouti ee caasimada Jabouti ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay Maanta heshiis… Sii akhri

Madaafiic lagu garaacay Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ee Muqdisho

Posted on March 30, 2017 by Cowke

Waxaa gordhow ay madaafiic xoogan ku dhaceen Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya iyadoona faafaahino kala duwan ay ka soo baxayaan. Dad ka… Sii akhri

Golaha Wasiirada Cusub oo kulan kooda ugu horeeyo ku yeelanaya Muqdisho

Posted on March 30, 2017March 30, 2017 by Cowke

Golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya ayaa maanta kulankoodi ugu horeeyey ku yeelanaya Magaalada Muqdisho kaasi oo uu Shir Gudoomin-doono Ra’iisulwasaaraha… Sii akhri

ku dhowaad 150 Tahriibayaal Soomaali ay ku jiraan oo ku dhintay Badda Mediterranean-ka

Posted on March 30, 2017March 30, 2017 by Cowke

Ku dhowaad 150 Tahriibayaal ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ku dhinteen Badda Mediterranean-ka ee dalka Libya, kadib markii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close