Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Press Statement on the 28th Ordinary Summit of the Arab League

President of Federal Republic of Somalia H.E Mohamed Abduallahi Farmaajo, in a written speech distributed to the leaders of the… Sii akhri

Posted on March 30, 2017 by Desk

Haweenka Puntland oo u kacay taageerada Xukuumadda Soomaaliya

Posted on March 29, 2017March 29, 2017 by Dhiirane

Kulan maanta ka qabsoomay xarunta Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Dowlada Puntland ku leedahay magaalada Garowe ayaa si weyn… Sii akhri

Shaqaalaha Madaxtooyada Garoowe oo Lacag Taakulayna Ku Wareejiyey Gudiga Abaaraha Puntland.

Posted on March 29, 2017March 29, 2017 by dalsan

Qadar lacageed oo ay ka jareen mushaharkooda shaqaalaha Madaxtooyada Garoowe ayaa waxa ay Maanta 29, March, 2017 ku wareejiyeen xubin… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Garowe ku qaabiley Safiirka Finland u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya

Posted on March 29, 2017March 29, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wefti ay hogaminaysey Safiirka wadanka… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wefti ka socdey Qaramada Midoobey

Posted on March 29, 2017March 29, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa manta 29 March 2017 xafiiskiisa Madaxtooyada Garoowe  ku qaabilay wefti ka… Sii akhri

R/W Kheyre oo ka qeyb galay Munaasabada duulimaadka tooska ah ee Muqdisho iyo Nairobi

Posted on March 29, 2017March 29, 2017 by Cowke

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad kooban oo ka dhacday gudaha garoonka… Sii akhri

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo la dhaariyay

Posted on March 29, 2017March 29, 2017 by Cowke

Ka dib markii maanta Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay cod aqlabiyad leh ku Ansixiyeen Golaha Wasiirada Soomaaliya ee uu dhowaan soo… Sii akhri

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo la ansixiyay

Posted on March 29, 2017March 29, 2017 by Desk

Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaweyd cod aqlabiyad ah ku ansixiyay golihii wasiirada ee uu dhawaan soo magacaabay… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Kheyre oo maanta Golaha Wasiirada horgayn doono Baarlamaanka

Posted on March 29, 2017March 29, 2017 by Cowke

Ra’iisulwasaaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya xasan Xali Cali kheyre ayaa maanta horgeynaya Xildhibaanada Baarlamanka Federaalka Soomaaliya golihiisa wasiirada uu dhawaan kaga… Sii akhri

Diyaaradaha ka baxa Garoonka Muqdisho oo si toos ah Nairobi u caga dhiganaya Saaka

Posted on March 29, 2017March 29, 2017 by Cowke

Waxaa saakay si rasmi ah u dhaqan galay heshiiskii ay kala saxiixdeen Dowladaha Soomaliya iyo Kenya, kaasi oo ku adanaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close