Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Puntland oo ku dhawaaqday natiijada ka soo baxday baaritaan lagu sameeyay meydka maxbuus Laahoor

Dowladda Puntland oo War rasmi ah soo saartay ayaa shaacisay natiijada ka soo baxday baaritaan lagu sameeyay meydka maxbuus, Cabdiraxmaan… Sii akhri

Posted on March 19, 2025 by News Office

Ciidamada Puntland oo shaaciyay in ay dileen in ka badan 20 xubnood oo ka tirsan argagixisada Daacish

Posted on March 19, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland oo hawlgal ay ka sameeyay nawaaxiga togga Miiraale ayaa halkaasi ku diley in ka badan 23 dagaallame… Sii akhri

Warsaxaafadeed: Puntland oo ka hortimid Barnaamijka diiwaangelinta Kaar Aqoonsiga dowladda Federaalka Soomaaliya

Posted on March 18, 2025 by News Office

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland iyada oo ka duulaysa mawqifkii ay Dawladda Puntland hore u qaadatay ee ahaa sharci kasta oo… Sii akhri

Amiirkii dilalka qorshaysan iyo qaraxyada u qaabilsanaa Daacish oo xalay ku geeriyooday xabsi ku yaalla Boosaaso

Posted on March 18, 2025 by News Office

Cabdiraxmaan Shirwac Aw Siciid (Laahoor) oo amiir u ahaa shakabad dilalka qorshaysan iyo qaraxyada u qaabilsanayd argagixisada ISIL, islamarkaana bil… Sii akhri

Koox looga shakisan yahay burcad-badeed oo doon kalluumeysi ku af-duubtay xeebaha Puntland

Posted on March 18, 2025 by News Office

Dabley hubaysan oo looga shakisan yahay burcad-badeed Soomaaliyeed ayaa xeebaha degmada Eyl ee gobolka Nugaal ka af-duubtay doon kalluumeysi oo… Sii akhri

Proposed Puntland-Somaliland Trade Talks Face Political Hurdles

Posted on March 18, 2025March 27, 2025

Garowe (Commentary) — Since 2023, when conflict erupted in Laascaanood, the movement of goods between Puntland State of Somalia and… Sii akhri

Tartanka Dekadaha Boosaaso iyo Berbera oo si ba’an u saameeyay danaha Imaaraatka iyo Biritayn

Posted on March 17, 2025March 27, 2025 by cph

Garoowe (Wararka PP) — Maalgashiga Imaaraatka Carabtu ku sameeyay dekadaha Berbera iyo Boosaaso ayaa bannaanka soo dhigay danaha ganacsi is… Sii akhri

Miiraale: Ciidamada Puntland oo maanta godadka ugu daatay mileeshiyaadka go’doonsan ee argagixisada ISIL

Posted on March 17, 2025March 17, 2025 by News Office

Dagaal xooggan oo u dhexeeya ciidamada difaaca Puntland iyo koox ka tirsan mileeshiyaadka ISIL ayaa hadda ka socda afaafka laga… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo isku shaandhayn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada

Posted on March 17, 2025 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo isku shaandhayn ku sameeyay Xukuumadda XFS ayaa magacaabay xubno cusub oo… Sii akhri

Dagaal xalay dhexmaray Ciidamada Puntland iyo mileeshiyaad ka tirsan dagaallamayaasha Daacish

Posted on March 17, 2025 by News Office

Dagaal u dhexeeya ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland iyo firxadka dagaallamayaasha argagixisada ISIL ayaa xalay ka dhacay buuraleyda Xabley oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close