Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland oo Villa Somalia ku eedaysay in ay Galdogob iyo Jarriiban ku dartay Galmudug si ay colaad uga abaabusho labada dhinac

Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland, Faysal Shiikh Cali ayaa ka horyimid go’aanka hay’adda u qaabilsan dowladda Soomaaliya diiwaangelinta iyo aqoonsiga… Sii akhri

Posted on March 23, 2025 by News Office

Netanyahu oo laga digayo in uu dagaal sokeeye ka rido gudaha Israa’iil kaddib xilka qaadis deg deg ah oo uu sameeyay

Posted on March 23, 2025March 23, 2025 by News Office

Hoggaamiyayaasha mucaaridka Israa’iil ayaa billaabay inay ka digaan dagaal sokeeye oo ka dhici kara gudaha Israa’iil, kaddib markii Netanyahu uu… Sii akhri

Taliska Booliska Puntland oo warbixin rasmi ah ka soo saaray dagaalkii khasaaraha sababay ee ka dhacay kantaroolka bari ee Garoowe

Posted on March 22, 2025 by News Office

Talisk Ciidanka Booliska Puntland oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa shaaciyay in maanta hawlgal qorsheysan ku qabteen gaari bas ah oo… Sii akhri

Iska hor-imaad hubaysan oo ciidamo boolis ah iyo askar ka tirsan PSF ku dhexmaray kantaroolka Garoowe

Posted on March 22, 2025March 22, 2025 by News Office

Ugu yaraan laba ruux ayaa ku geeriyooday halka lix kalena ku dhaawacmeen iska hor-imaad hubaysan oo saaka ka dhacay kantaroolka… Sii akhri

Ciidamada Milatariga Suudaan oo guud ahaan burburiyay xoogagii RSF

Posted on March 22, 2025March 22, 2025 by News Office

Milatariga Suudaan, ayaa guud ahaan xaqiijiyay guushoodii ugu sarreysay ee dagaalka muddada labada sanno ah socda oo ay ka gaarayaan … Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo si weyn u soo dhaweysay guusha ciidamada Suudaan ka gaareen dagaalkii RSF

Posted on March 21, 2025 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo bayaan soo saartay ayaa sheegtay in ay si weyn u soo dhaweynayso warka ku saabsan in… Sii akhri

Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA oo sheegtay in ay duqeyn ku dishay 82 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab

Posted on March 21, 2025March 21, 2025 by News Office

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda dowladda Federaalka Soomaaliya ee NISA oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa sheegtay in ay 82 xubnood oo ka… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku laabtay furimaha dagaalka ee gobolka Shabeellada dhexe

Posted on March 20, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray degmada Cadale ee dowlad goboleedka Hirshabeelle, halkaas oo uu ku… Sii akhri

Puntland: Wejiga saddexaad ee dagaalka Calmiskaad wuxu dhammaan iidda Ramadaan ka hor

Posted on March 20, 2025 by News Office

Hoggaanka guud ee hawlgelinta ciidamada difaaca Puntland S/Guuto Maxamed Aadan Jaamac (Degelle) oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay… Sii akhri

Somaliland President Faces Backlash Over Foreign Minister’s Comments on Displacement of Palestinians in Gaza

Posted on March 20, 2025March 27, 2025 by cph

Hargeisa (PP News Desk) — Prominent political leaders and civil society organisations in Hargeisa have expressed dismay over comments made… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close