Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Tartan Ciyaareedkii loo qabtay ardayda Jaamacadda Badda Cas oo la soo geba-gabeeyey

Bosaso-[Puntland Post] Waxa la soo gaba gabeyey Tartan ku Badda Cagta ah o ay so qaban qaabisya Jaamacada Badda Cas… Sii akhri

Posted on May 14, 2017May 14, 2017 by Cabdiqani Boos

Ra’iisul wasaare Kheyre oo lagu soo dhaweeyay Doha

Posted on May 13, 2017May 14, 2017 by Desk

Ra’iisul wasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheye iyo wafti uu hogaamiynayo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Doha ee dalka… Sii akhri

Jaaliyada Soomaalida London oo Xaflad Soo Dhoweyn Ah Usamaysay Madaxweynaha Puntland

Posted on May 13, 2017May 13, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Iyo Weftigii uu Hogaaminayey oo Xaflad soo Dhaweyn ah Loogu Sameeyey Magaalada… Sii akhri

PUNSAA iyo Wasaaradda Dastuurka Puntland oo shir uga qayb-gelaya Muqdisho

Posted on May 13, 2017 by Dhiirane

Garowe – Wefdi isugu jira wasaaradda dastuurka & arrimaha federaalka iyo dimuqraadiyada iyo urrurada bulshada rayidka ah ee Puntland (PUNSAA)… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafti uu hogaaminayo oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Posted on May 13, 2017May 13, 2017 by Desk

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, ka… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Kheyre oo Safarkiisii ugu horeeyay ugu ambabaxaya dalka dibadiisa

Posted on May 13, 2017May 13, 2017 by Cowke

Sida ay xaqjiiyeen ilo lagu kalsoonan karo Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa safarkiisa ugu horeeyay ugu ambabaxaya… Sii akhri

Mareykanka oo war ka soo saaray Soomaali laga soo ciliyay Dalkiisa

Posted on May 13, 2017May 13, 2017 by Cowke

Qoraal ka soo baxay Waaxda Fulinta arrimaha socdaalka iyo Kastamada ee ICE ayaa lagu xaqiijiyey celinta Muwaadiniin u kala dhalatay… Sii akhri

Roob mahiigaan ah oo xalay ka da,ay Caasimada Puntland

Posted on May 13, 2017May 13, 2017 by Dhiirane

Waxaa xalay qabtey deegaano ka tirsan Gobolka Nugaal roob mahiigaan ah oo da,ayay saacado badan, waana roobkii ugu xooganaa tan… Sii akhri

Aabe iyo Gabadhiisa oo lagu Dilay NO 50

Posted on May 12, 2017May 12, 2017 by Cowke

Meydka Gabar iyo aabaheed ayaa maanta laga helay Duleedka NO-50  kuwaasi oo Xalay laga afduubtay Duleedka Deegaanka Lambar Konton waxaan… Sii akhri

Muqdisho:-Beel shiraysa oo lagu canaantay ka shaqeynta Amniga

Posted on May 12, 2017May 12, 2017 by Dhiirane

Taliyaha ciidanka Nabadsugida Dowlada Federalka Soomaaliya (NISA) C/llaahi Maxamed Cali (Sanbalooshe) ayaa ku wacyi galiyay Odoyaal,Ganacsato iyo Haween kazoo jeeda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close