Ku dhawaaad 500 Ruux ayaa laga badbadiyay biyaha u dhaxeeya wadamada Talyaaniga iyo Liibiya,waxayna Saacado ka hor dadkaasi ay gareen Dalka Talyaaniga, sida ay xaqiijiyeen Saraakiil ka Tirsan dalkaas.
Dadka Tahriibayaasha ayaa lagu badabadiyay Markab wayn uu Talyaaniga leeyahay,waxaana Sidoo kale Markabka Sarnaa Maydad Gaaraya 33 Ruux. oo biyaha ku dhintay Maydadka ayaa isugu jiray 7Caruur ah 14 Dumar ah 12 Rag ah .
Dadkani ayaa kasoo baxay xeebaha dalka Liibiya Waxayna kusii jeedeen dalka Talyaaniga,dadka weli lama xaqiijin Dalalka ay kasoo jedaan.
Hoos ka Daawo Sawirada.

Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post