Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Michael Keating oo soo dhaweeyay wada hadaladii madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug

War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimah Soomaaliya Mr Michael Keating ayaa lagu… Sii akhri

Posted on June 1, 2017June 1, 2017 by Desk

Al-Shabaab oo Iskoolo gubay macalimiina ka Afduubtay duleedka Gaarisa

Posted on June 1, 2017June 1, 2017 by Cowke

Rag loo maleeynayo in ay ka tirsan yihiin Ururka Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday deegaan duleedka ka ah magaalada Gaarisa… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Agaasime cusub u magacaabay Madaxtooyada

Posted on May 31, 2017May 31, 2017 by Desk

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta u magacaabay Fahad Yaasiin inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Soomaaliya.… Sii akhri

Bangiga Aduunka oo $50 Million ugu deeqay Soomaaliya

Posted on May 31, 2017May 31, 2017 by Desk

Bangiga Aduunka ayaa Soomaaliya ugu deeqay lacag dhan 50 million oo dollar oo wax looga qabanayo arimaha abaaraha iyo dib… Sii akhri

Muqdisho: Ra’iisul wasaare Kheyre oo kormeeray xarumo Boolis

Posted on May 31, 2017 by Desk

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer ku tagey xarunta ciidamada Booliska Soomaaliyeed iyo Academy-kada Boolis… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Garowe kulan kula yeeshay Madaxda Hay’addaha UN-ka iyo kuwa NGO-ga

Posted on May 31, 2017May 31, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 31 May 2017 qasriga Madaxtooyada Garoowe kulan kula yeeshay madaxda… Sii akhri

Qaraxyo iyo Ragii watay oo lagu qabtay magaalada Bosaso

Posted on May 31, 2017May 31, 2017 by Desk

Ciidanka ilaaladda Kontaroolka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa saaka ku guuleystay iney gacanta ku dhigaan gaari Waaraad ah… Sii akhri

Qarax dad badani ku dhinteen oo ka dhacay magaalada Kaabuul ee dalka Afganistan

Posted on May 31, 2017May 31, 2017 by Desk

Qaraxa ay ku dhinteen in ka badan 80 ruux ayna ku dhaawacmeen tiro ka badan 350 ruux ayaa saaka oo… Sii akhri

Mareykanka oo tijaabiyey Gantaal nooca Gantaalada difaaca ah

Posted on May 31, 2017May 31, 2017 by Desk

Military-ga dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay ku guulaysteen tijaabinta Gantaal hawada ka qaban kara gantaalada qaaradaha isaga goosha ee… Sii akhri

Madaxweynayaasha Puntland, Jubaland iyo Galmudug oo baaq nabadeed u diray Shacabka Mudug

Posted on May 30, 2017May 30, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close