Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Rag ka tirsan Alshabab oo Miino kula kacday wadada Galgala

Sida la rumaysan yahay caawa saq dhexe waxa uu qarax miino oo lagu xirayo wadada isku xirta tuulada Galgala iyo… Sii akhri

Posted on June 3, 2017June 3, 2017 by Dhiirane

Al-Shabaab oo weerar Qaraxyo ah iyo Dagaal Toos ah ku qaaday fariisin Ciidamada Kenya ay ku sugnaayeen

Posted on June 3, 2017June 3, 2017 by Cowke

Ciidamo Ka tirsan Al-shabaab ayaa xalay weerar qaraxyo iyo mid toos ah ku qaaday fariisin ciidamada Kenya ay ku leeyihiin… Sii akhri

Muwaadin Soomaliyeed oo Dhagax lagu dilay Koonfur Afrika

Posted on June 3, 2017June 3, 2017 by Cowke

Kooxo Burcad koonfur Afrikaan ah ayaa saacado kahor waxa ay bartamaha magaalada Port Elizabeth Ee Dalka Koonfur Afrika ku dileen… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Garowe ku Qaabilay Qunsulka Dalka Hindiya ee Soomaaliya

Posted on June 2, 2017June 2, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 02 June 2017 xafiiskiisa kuqaabilay wefti ka socdey safaarada Hindiya… Sii akhri

Tahriibayaal laga badbaadiyay xeebaha Talyaaaniga

Posted on June 2, 2017June 2, 2017 by Desk

Ciidamada ilaalada xeebaha dalka Talyaaniga ayaa soo badbaadiyay tahriibayaal African ah oo ay ku jiraan Soomaali, kuwaas oo Dooni ay… Sii akhri

Puntland oo loogu baaqay inay sii dayso gaarigii qaraxyada lagu qabtay iyo 3 qof.

Posted on June 1, 2017 by Dhiirane

Odoyaal iyo Ganacsato kasoo jeeda Gobolka Hiiraan oo maanta shir jaraa,iid ku qabtay magaalada Baladweyne ayaa ugu baaqay Dowlada Puntland… Sii akhri

Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay Arrimo Muhiima

Posted on June 1, 2017June 1, 2017 by dalsan

Puntland oo isbadel ku samaysay ciidamada kantaroolada

Posted on June 1, 2017June 1, 2017 by Farah

Garowe (Puntland Post)-Wasaarada amniga Dawlada Puntland ayaa isbadel ku samaysay ciidamadii ka hawlgeli jirey baraha kantaroolada degmooyinka kala duwan ee… Sii akhri

Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya oo looga hadlay qodobo muhim ah

Posted on June 1, 2017June 1, 2017 by Desk

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan… Sii akhri

20 Ruux oo cudurka Jadeecada ugu geeriyootay Muqdisho

Posted on June 1, 2017June 1, 2017 by Cowke

Maamulka degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir ayaa xaqiijiyay in gudaha degmadaasi ay ku dhinteen 20 ruux oo kamid ah dadka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close