Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Real Madrid oo ku guuleysatay Champions League-ga

Kooxda Real Madrid ayaa xalay markii 12-aad ku guuleysatay koobka horyaalada Qaarada Yurub ee Champions League- ga, ka dib markii… Sii akhri

Posted on June 4, 2017June 4, 2017 by Desk

Madaxweyne Farmaajo oo dibad bax Lagu taageerayay uga qeybgalay Muqdisho

Posted on June 4, 2017June 4, 2017 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa saaka waxaa ka dhacay dibad bax balaaran oo lagu taageerayay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi… Sii akhri

Lix qof oo ku dhintay labba weerar oo ka dhacay magaalada London

Posted on June 4, 2017 by Farah

Inta la xaqiijiyey lix qof ayaa ku dhintay in ka badan 30 qof way ku dhaawacmeen labba weerar oo xalay… Sii akhri

Yaa loo soo dhiibay Qaraxyadii lagu qabtay Bosaso? Daawo Wareysi

Posted on June 4, 2017June 4, 2017 by Dhiirane

Taliyaha Kantaroolka Bosaso Maxamuud Qalaf ayaa faahfaahin ka siiyay PUNTLAND POST qaabkay u qabteen,dadka loo soo dhiibay iyo meesha loo… Sii akhri

Diyaarad ay Leedahay WFP oo ku bur burtay Gedo

Posted on June 3, 2017 by Cowke

Wararka PUNTLAND POST ay ka heleeyso Magaalada Gar Bahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo Ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay… Sii akhri

Ciidamada Dowlada oo Howlgalo Hub ka Dhigis ah ka wada Muqdisho iyo Hub La la baxsaday

Posted on June 3, 2017June 3, 2017 by Cowke

Ciidamada Amaanka Dowlada Soomaaliya Gaar ahaan ciidamo si gaar ah loo tababaray ayaa howlgalo hub ka dhigis iyo aruurin ah… Sii akhri

Tartan kooxeedka ugu weyn Caalamka ee Champions League-ga oo soo xirmaya Caawa

Posted on June 3, 2017June 3, 2017 by Desk

Indhaha mucaashaqiinta kubada cagta ayaa ku sii jeeda magaalada Cardiff ee dalka Wales oo ka tirsan Boqortooyada UK, halkaas oo… Sii akhri

Puntland oo Heshiis dhanka Tababarka shaqaalaha ah la gashay Tanzania

Posted on June 3, 2017June 3, 2017 by dalsan

Wafdi uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda shaqada, shaqaalaha, dhalinyaradda iyo ciyaaraha dawladda Puntland ayna ka mid yihiin hay’adda shaqaalaha rayidka ah,… Sii akhri

Wasaaradda Cadaaladda Puntland oo ka tacsiyeysay geerida Cali Gargaar

Posted on June 3, 2017 by Desk

Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo Arrimaha Diinta Puntland,Agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo Dhamaan shaqaalaha Wasaaradda Cadaaladda Puntland waxay uga tacsiyaynayaan qoyska,qaraabada… Sii akhri

Madaxda IGAD oo Xal ka Gaareysa Xaalada ka jirta Koofurta Sudan

Posted on June 3, 2017 by Cabdiqani Boos

Madaxda Urur goboleedka IGAD ayaa kulan deg deg ah ku yeelanaya Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya 12-ka Bishaan sida… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close