Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Tartanka Qur’aanka ee Bosaso oo lagu dhawaaqay Natiijada Ardaydii ku guulaysatay kaalimaha hore

Munasabadan ayaa ahayd mid lagu soo gabagabeynayey tartanka Qur,aanka Kariimka ah ee u dhexeeya Dugsiyada waxabarshada ee Boosaaso . Ardaydaan… Sii akhri

Posted on June 8, 2017June 8, 2017 by Cabdiqani Boos

Codkii dad-weynaha!….Mase aragtay qodobka 64-aad ee dastuurka?! Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Posted on June 8, 2017June 8, 2017 by Desk

Xildhibaanimmada ma aha mid uu madaxweyne baxsho, ama Wasiir uu baxsho, ama ay maxkamad bixiso, mana aha mid laysu hadiyeyo… Sii akhri

Muqdisho: Xildhibaan Ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ka bad baaday Qarax

Posted on June 7, 2017June 8, 2017 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya waxaa goordhow ka dhacay Qarax ay ka bad baaday xildhibaanad ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Qaraxa… Sii akhri

Soomaaliya oo War ka soo saartay Khilaafka Wadamada Carabta

Posted on June 7, 2017June 7, 2017 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegay in ay ka xun tahay, kana walaacsan tahay khilaafka Diblomaasiyadeed… Sii akhri

Daacish oo weerartay xarunta Baarlamaanka dalka Iran

Posted on June 7, 2017June 7, 2017 by Desk

Inta la xaqiijiyey 12 qof ayaa ku dhimatay tiro kalana way ku dhaawacmeen labo weerar oo mid ka mida uu… Sii akhri

Madaxwene Farmaajo:- “Jubbaland codsigooda waan u fuliney”

Posted on June 7, 2017June 7, 2017 by Cowke

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dhagax dhigay dhismo cusub oo heer Federaal ah oo ay Jubbaland horay u codsatay.… Sii akhri

Rati loo qisaasayo dil uu u geystay Nin!

Posted on June 7, 2017June 7, 2017 by Cowke

Deegaanka Ballidhiig Ee Gobalka Togdheer Somaliland waxaa Xukun Dil ah lagu fulin doonaa Awr “Ratti” Dad Cun ahaa kaasi oo… Sii akhri

Qaar kamida Wasiiiradda cusub ee Madaxweynaha Puntland magacaabay oo maanta la dhaariyey

Posted on June 7, 2017June 7, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo goobjoog ka haa saaka 07 June 2017 munaasimad lagu dhaarinayey  qaar… Sii akhri

Wasiirka Warfaanta Soomaaliya oo booqday xarumaha Warbaahinta Bulshada ee Uganda

Posted on June 7, 2017June 7, 2017 by Desk

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo booqasho ku jooga magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa booqday… Sii akhri

Xildhibaan dhaliilay fashil ku yimid kordhinta Barlamanka Puntland

Posted on June 7, 2017June 7, 2017 by Dhiirane

Xildhibaan Nuux Dheere oo ka mid ah mudanayaasha baarlamanka Puntland ee laga soo doortey Gobolka Nugaal ayaa muuqaal yar oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close