Category Warka
Faahfaahin khasaaraha dagaalkii Buurta Galgala
PUNTLAND POST oo soo xiganaysa saraakiil ka tirsan ciidanka Puntland khasaaraha ka dhashay dagaal saaka ciidamo ka tirsan Puntland iyo… Sii akhri
Puntland oo sheegtay in ay duulaan ku soo Afjari doonta Al-Shabaab
Wasiirka Amniga ee dawladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa faahfaahin ka bixiyey… Sii akhri
Wasiir ka tirsan Puntland oo is casilay
Wasiiru dowlaha Wasaarada Xanaanada Xoolaha Puntland Cabdiwali Seed Cilmi ayaa maanta shaaciyay in uu iska casilay xilkii uu hayey… Sii akhri
Puntland oo kulan Deg Deg ah kaleh duulankii Al-Shabaab ee tuulada Af-urur
Madaxweyne Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo gollihiisa Wasiiradda ayaa hada shir Deg Deg ah ku leh xarunta Madaxtooyada… Sii akhri
Khasaare Lixaad weyn oo ka dhashay dagaalkii xalay dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Al-shabaab
Wararka laga helayo saldhiga ciidanka Puntland ku leeyihiin deegaanka Af-urur ee buuraha Galgala ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay… Sii akhri
Taliyihii hore ee ciidamada Booliska Puntland oo xil muhiim ah loo magacaabay
Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heshay Warbaahinta Puntland Post ayaa waxa ay sheegeeysaa in Xil muhiim ah loo magacaabay Taliyihii hore… Sii akhri
Akhriso:-Dowladda Jabuuti Oo Go’aan ka Qaadatay khilaafka Wadamada Carbeed
Dowladda Jabuubti warsaxaafadeed ay soo saartay ayaa waxa ay mowqif ka qaadatay khilaafka u dhaxeeya wadamada Carabta, iyadoo sheegtay in… Sii akhri
Dad Lagu laayay Gobolka Sh/Dhexe
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Sh/Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in 5 ruux aanu qabiil loogu dilay deegaanka Xawaadleey Ee… Sii akhri
Iska hor imaad Ciidamada Puntland iyo Alshabaab ku dhex maray buuraha calmadow
Wararka ka imaanaya degaanka Af-urur oo katirsan Gobalka Bari ayaa sheegaaya inay halkaas saaka aroortii ku dagaalameen ciidamada Dawlada Puntland iyo… Sii akhri