Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Somaliand oo xiriirka u Jartay Qadar

Maamulka Somaliland ayaa taageeray go’aanka  Sacuudiga iyo Imaaraadka, oo ay sheegtay inay la mowqiftahay, midaasi oo la micno ah inay… Sii akhri

Posted on June 10, 2017June 10, 2017 by Cowke

Garowe:- Xil wareejin ka qabsoontay Wasaaradda Maaliyadda Puntland

Posted on June 10, 2017June 10, 2017 by Dhiirane

Wasiir  kuxigeenka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland Abdisalam Bashiir ayaa maanta 10 June 2017 xilka kala wareegay Wasiir kuxigeenkii hore… Sii akhri

Jubbaland oo ka hadashay dagaal Xalay ka dhacay duleedka Kismaayo

Posted on June 10, 2017June 11, 2017 by Desk

Xalay seqdii dhexe waxaa deegaanka Luqloow oo hoostaga magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Jubbaland ka dhacay dagaal khasaare geystay oo… Sii akhri

Digreeto: Madaxweynaha Hirshabeelle oo maamul cusub u magacaabay Gobolka Hiiraan

Posted on June 10, 2017June 10, 2017 by Desk

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdulahi Cosoble ayaa digreeto uu soo saary ku magacaabay maamul cusub oo uu yeelanayo Gobolka Hiiraan, isagoo… Sii akhri

Wasaaradda Dastuurka Federaal oo soo bandhigtay waxqabadkeedii labadii Bil ee la soo dhaafay

Posted on June 10, 2017June 10, 2017 by Desk

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay waxqabadkeedii labadii bil ee la soo dhaafay ee April… Sii akhri

Maxay qabatay Dawladda Soomaaliya usbuucii la soo dhaafay?

Posted on June 10, 2017June 10, 2017 by Desk

Wasiirka Warfaafinta dowlada federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey waxqabadka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay.… Sii akhri

Awaamiir cusub oo laga soo saaray Amaanka Muqdisho

Posted on June 10, 2017 by Desk

Wasiirka Amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo taliyaasha ciidamada Booliska, Nabad sugida iyo Milateriga ayaa shir jaraa’id oo caawa ay si… Sii akhri

Daawo:- Madaxweyne Gaas oo baaq u diray DFS iyo Beesha Caalamka

Posted on June 9, 2017June 9, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 09 June 2017 shir Jaraa’iid oo uu ku qabtay qasriga… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ku dhawaaqay Guluf Dagaaleed oo ka dhan ah Al-shabaab iyo Daacish

Posted on June 9, 2017June 9, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 09 June 2017 shir Jaraa’iid oo uu ku qabtay qasriga… Sii akhri

Wasiir-ku-Xigeenka Amniga DFS oo Tacsi u diray dawladda iyo shacabka Puntland

Posted on June 8, 2017June 9, 2017 by Editorial

MUQDISHO — Wasiir-ku-Xigeenka Amniga Dawladda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cabdinaasir Siciid Muuse “Bahay” ayaa ka tacsiyeeyey falkii argagaxiso ee ka dhacay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close