Madaxweyne Farmaajo oo baaq u diray dalalka martigeliya Qaxootiga
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo kamid ahaa madaxda ka qeybgashay Shirka Isgarab-taagga Uganda ee Qaxootiga, ayaa ku baaqay…
Open this website in Safari first.
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo kamid ahaa madaxda ka qeybgashay Shirka Isgarab-taagga Uganda ee Qaxootiga, ayaa ku baaqay…
Waxaa maanta lagu dhaweeyay magaalada Garowe Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dib u heshiisiinta Dowlada Federalka Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid (Juxa) waxaana ka…
Milkiilaha shirkadda Fecebook-ga Mark Zuckerberg ayaa xalay casho Afur ah la yeeshay koox Soomaali ah oo ku nool magaalada Minnesota ee dalka Mareykanka,…
Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 23 June 2017 qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guddaha,…
Sacuudiga, Masar, Isutagga Imaaraadka Carabta iyo Baxrayn ayaa Qadar ka dalbaday liis ay ku qoran yihiin 13 dalab oo ay lagama maarmaan…
Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxa ay ku go’aamiyeen xiliga uu furmayo…
Wasiirkii dhalinyarada iyo cayaaraha maamulka Jubbaland Maxamed Maxamuud Awlibaax ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaaray qaraxii maanta ka dhacay Saldhiga Degmada…
Puntland ayaa ka daaweysay cuduro 10 sano ka hor la dabar gooyay xoolaha ay wataan qoysas kazoo hayaamay deegaano hoosyimaada maamulka Galmudug,…
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dib u heshiisiinta Dowlada Federalka Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid (Juxa) ayaa magaalada Gaalkacyo kulamo kula yeeshay Odoyaasha labada…