Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Shir looga hadlayo Qaxootiga Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka fumay Shir looga hadlayo Qaxootiga Soomaaliyeed ee kasoo laabanaya Kenya iyo barakacayaasha ku sugan gudaha… Sii akhri

Posted on August 28, 2017 by News Office

7 ruux oo u dhintay xanuunka Jadeecada deegaanka Bali Busle

Posted on August 28, 2017August 28, 2017 by News Office

Deegaanka Bali busle hoostaga degmada Jariiban ee gobolka Mudug waxaa ka dilaacay xanuunka Janeecada dad badan oo isugu jira Carruur… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Sucuudiga kulan kula yeeshay Amiir Suldaan Binu Nassar Binu Abdull-Aziz

Posted on August 28, 2017August 28, 2017 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo guddashada wajibaadka Xajka u jooga dalka Sucuudiga ayaa maagaalada Jidda ee… Sii akhri

Taliyaha Booliiska Puntland oo ka hadlay shaqo joojin lagu sameeyey

Posted on August 28, 2017August 28, 2017 by News Office

Taliyaha ciidamada Booliiska Puntland Sareeyo Guuto Cabdiqaadir Faarax Erag oo madaxweyne ku xigeenka Puntland shaqada ka joojiye shalay oo taariikhdu… Sii akhri

Taliska ciidamada Booliiska Gaddo oo ka cabasho u diray dowladda

Posted on August 28, 2017 by News Office

Taliska ciidamada Booliiska dowladda federaalka ee degmada Baardheere ee gobolka Gaddo ayaa cabasho u jeediyey dowladda Soomaaliya waxayna sheegeen in… Sii akhri

Wafdi ka socdo Dowlada Soomaaliya oo ku wajahan Deegaanka Bariire

Posted on August 28, 2017 by Cowke

Deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeelaha Hoose waxaa ku wajahan Guddiga  xaqiiqa raadinta ee dowladdu ay u magacowday dhacdadii deegaankaas ka… Sii akhri

Somaliland iyo Khaatumo oo digniin u diray Puntland iyo Dowlada Somalia

Posted on August 27, 2017August 27, 2017 by Dhiirane

Maanta oo ay taariikhdu tahay 27 Augsto 2017 Somaliland iyo Khaatumo ayaa warbaahinta ka akhriyay heshiis ka kooban 10 qodob… Sii akhri

Theresa May oo ku dhawaaqday xilliga ay ka degayso Madaxtinimada dalka Ingiriiska

Posted on August 27, 2017August 27, 2017 by Cabdiqani Boos

Theresa May waxay shaacisay inay xilkaasi ka degi doonto bisha August 30-da ee sannadka 2019-ka, oo ah isla xilliga uu… Sii akhri

Qarax Baabuur oo ka dhacay Waddada Maka Al-Mukarama ee Muqdisho

Posted on August 27, 2017August 27, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa ayaa goor-dhaw ka dhacay agagaarka Hotel Mubaarak ee Muqdisho oo ku… Sii akhri

Baarlamaanka Galmudug oo ansixiyey Miisaaniyadda 2017-ka

Posted on August 27, 2017August 27, 2017 by Cabdiqani Boos

Cadaado-[Puntland Post] Baarlamaanka Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa maanta ansixiyey Miisaaniyadda Galmudug ee sanadka 2017-ka, kadib markii wasaaradda Maaliyadda Galmudug ay hor… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close