Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Juxa oo ka hadlay go’aankii wasiiradda looga mamanuucay Baraha bulshada

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxaa oo la hadlay BBC-da ayaa ka hadlay go’aankii dowladda federaalku kaga joojisay… Sii akhri

Posted on August 29, 2017 by News Office

Dad shacab ah oo lagu Rasaaseeyay duleedka magaalada Gaalkacyo

Posted on August 29, 2017August 29, 2017 by Cowke

Kooxo hubeysan ayaa weerar jidgooyo ah oo khasaaro dhaliyey ku qaaday gaari Rakaab ah oo marayey duleedka Koofurta Magaalada Gaalkacyo… Sii akhri

Ciidamada Kenya oo Qarax la gula Eegtay Magaaladda Mandheere

Posted on August 29, 2017August 29, 2017 by Cowke

Ugu yaraan laba askari oo ka tirsanaa Ciidamada Kenya  ayaa la dilay markii la la eegtay qarax Miino oo la dhigay… Sii akhri

Daadadkii ku dhuftay Dalka Sierra Leone oo sababay dhimashada in ka badan 1,000 ruux

Posted on August 28, 2017August 28, 2017 by PP-Muqdisho

Freetown (PP) ─ In ka badan 1,000 qof ayaa ku dhintay daadad iyo dhiiqo is-wata oo ku dhuftay caasimadda Sierra… Sii akhri

Somaliland oo Go’aan ka gaartay siyaasiyiinteeda xilalka ka qabta Soomaaliya

Posted on August 28, 2017August 29, 2017 by Cabdiqani Boos

Hargeysa-[Puntland Post]-Wasaaradda Arrimaha gudaha Maamulka Somaliland ayaa sheegtay in siyasiyiinta ka soo jeeda Somaliland ee taga Muqdisho dowladda Soomaliyana xilal… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay dib u eegis ku sameynayso Tayada Jaamacadaha

Posted on August 28, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Waxbarashada Somalia Cabdiraxmaan Daahir Cismaan, ayaa sheegay in dib u eegis ballaaran lagu sameynayo gabi ahaan… Sii akhri

Wasaaradda Ganacsiga Somalia oo baabi’isay rugtii Ganacsiga iyo Warshadaha Somalia

Posted on August 28, 2017August 28, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Somalia, ayaa lagu shaaciyay go’aano ay wasaaraddu ay… Sii akhri

Muxuu Qabtay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump Xilligii Fasaxiisii Xagaaga?

Posted on August 28, 2017August 28, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Malaayiin ka mid ah carruurta dalka Maraykanka ayaa toddobaadkan ku laabanaya iskuulaadka guud ahaan dalka, waxayna guryahooda… Sii akhri

Daawo Shirkii Jaraa’id Taliyaha Booliiska Puntland kaga hadlayey shaqo joojinta lagu sameeyey

Posted on August 28, 2017 by News Office

Warsidaha Puntland Post wuxuu idiin soo gud binaya Muuqaalka Shirkii Jaraa’id ee Taliyaha booliiska Puntland oo madaxweyne ku xigeenka Puntland… Sii akhri

Shir looga hadlayo Qaxootiga Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho

Posted on August 28, 2017 by News Office

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka fumay Shir looga hadlayo Qaxootiga Soomaaliyeed ee kasoo laabanaya Kenya iyo barakacayaasha ku sugan gudaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close