Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Shan Arrimood oo Fududeeyay in la rido Madaxda Maamullada Galmudug iyo Hirshabelle

Muqdisho (PP) ─ Maamul goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle waa kuwa ugu da’da yar ee Soomaaliya ka jira, haddana waa kuwa… Sii akhri

Posted on September 28, 2017 by PP-Muqdisho

Kulan lagu tageerayo Musharax Cabdilaahi Ciise Saalax Ordaye oo Bosaso lagu qabtay

Posted on September 28, 2017September 28, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post] Munasabad lagu tageerayey Musharax Cabdilaahi Ciise Saalax Ordaye oo u taagan xilka Gudoomiyaha Degmada Caluula ee gobalka Gardafuu… Sii akhri

WASIIR YUUSUF GARAAD: Maamul-goboleedyadu kama hadli karaan Arrinta Khaliijka

Posted on September 28, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia, Yuusuf Garaad Cumar Axmeed ayaa markii u horreysay ka hadlay Xiisadda u dhaxeysa… Sii akhri

Gobolka Kurdistan ee Dalka Ciraaq oo madax-bannani u codeeyey.

Posted on September 27, 2017September 27, 2017 by News Office

Guddiga sare ee aftida madax-bannaanida gobolka Kurdistan ee dalka Ciraaq ayaa shaaciyey natiijada cod-bixintii Isniinti laga qabtay gobolka,taasoo guddigu sheegay… Sii akhri

Siyaasi Cabdi Qawdhan”Madaxweyne Gaasoow balantii aad qaaday Adigoo miyir qaba ha-lagaa helo”

Posted on September 27, 2017September 27, 2017 by Dhiirane

Wasiir kuxigeenki hore ee Wasaaradda Maaliyada Puntland Cabdi Ibraahim Warsame (Cabdi Qowdhan) oo maanta qudbad kooban ka jeediyay munaasabad ay… Sii akhri

Dalladda MUDAN iyo Guddiga TPEC oo Garowe ku qabtay kulan ku saabsan fahamka Dimuqraadiyadda

Posted on September 27, 2017September 27, 2017 by Dhiirane

Kulan ka dhacay magaalada Garowe oo ay si wadajir ah usoo qaban qaabiyeen Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland iyo… Sii akhri

Puntland,K/Galbeed,Hirshabelle iyo Jubaland oo si wada jir ah u cambeeyay Dowlada Federalka

Posted on September 27, 2017September 27, 2017 by Dhiirane

Madaxda Maamul Goboleedyada Puntland, Koonfur Galbeed, Galmudug, Hirshabeelle iyo Jubbaland oo si wadajir ah usoo saaray war qoraal ah waxay… Sii akhri

Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo qabatay wajigii 2aad wacyi-galinta tahriibta

Posted on September 27, 2017 by Dhiirane

Wasaaradda waxbarashada iyo taclinta sare ee dowladda Puntland oo taageere ka helaysa hay’adda socdaalka aduunka ee (IOM), ayaa qabatay wajigii… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Boosaaso Kulan Kulayeeshay Nabadoonada iyo Waxgaradka Gobolada Sanaag iyo Hayland.

Posted on September 27, 2017 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 27 September 2017 magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland kulan… Sii akhri

Weerar lagu dilay 2 Ruux oo ka dhacay Muqdisho

Posted on September 27, 2017September 27, 2017 by Cowke

Kooxo hubeysan oo watay gaari kuwa raaxadda ah ayaa gaari kale waxa ay ku rasaaseeyeen Waddada Via Roma ee Degmada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close