Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan casho sharaf ah u sameeyay Xildhibaanada labada Aqal ee laga soo doortay Jubbaland.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xalay casho sharaf ugu sameeyay Magaalada Muqdisho Xildhibaanada labada… Sii akhri

Posted on November 2, 2017November 2, 2017 by Cowke

Ciidamo badan oo Itoobiyaan oo ka soo gudbay Xadka Soomaaliya

Posted on November 2, 2017November 2, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo lagu qiyaasay ilaa iyo kun askari oo wata ilaa iyo 30… Sii akhri

Dowladda Somalia oo lagu wareejiyay Ciidan ka qayb-qaadanaya Dagaalka Al-shabaab

Posted on November 1, 2017November 1, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa la dar-daarmay ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka oo ay… Sii akhri

Madaxda Dowlada Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada oo Qodobo ku heshiiyay

Posted on November 1, 2017 by Cowke

Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaliya waxaa wali ka socda shirka u dhaxeeya madaxda Dowladda Soomaliya iyo Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyadda dalka… Sii akhri

Daawo Banaanbax looga soo horjeedo Xirnaanshaha Dekada oo ka dhacay Bosaso

Posted on November 1, 2017November 1, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post] Magaalada Bosaso ee xarunta ganacsiga Puntland waxaa maanta ka dhacay Mudaaharaad ay ka qayb-qaateen qaar kamid ah shacabka… Sii akhri

AKHRISO: Halkee Maraysaa Dacwadii Muranka Badda ee u dhexeysay Soomaaliya iyo Kenya?

Posted on November 1, 2017November 1, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xeer-iaaliyaha Guud ee Qaranka, Dr. Axmed Cali Daahir ayaa faahfaahin ka bixiyay halka ay marayso Dacwaddii muranka… Sii akhri

Muddaharaadkii ugu horreeyay taariikhda oo ka dhacay Eritrea.Yaa looga horjeedaa?

Posted on November 1, 2017November 1, 2017 by News Office

Kumanaan dibad-baxayaal ah ayaa Salaasadii shalay buuxiyey waddooyinka waaweyn ee caasimadda Eritrea ee  Asmara,kuwaasoo dalbanaya in si deg deg ah… Sii akhri

WARBIXIN: Xaaladaha Nololeed Xoolo dhaqatada Abaaruhu ku habsadeen ee Bariga Afrika

Posted on November 1, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Waa wado godad badan oo ku taalla Degmada Kajiado ee dalka Kenya. Waa meel aad u kulul… Sii akhri

8 Ruux oo lagu Jiirsiiyay Gaari Dalka Mareeykanka

Posted on November 1, 2017 by Cowke

Ugu yaraan siddeed qof ayaa ku dhintay magaalada New York 11 kalena dhaawac halisa ayaa gaadhay ka dib markii nin… Sii akhri

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu Dilay Dalka Masar

Posted on November 1, 2017November 1, 2017 by Cowke

Dilkan ayaa ka dhacay barxada suuq Sayarad ee Xaafada Caashir ee magaalada Qaahira ee dalka Masar marxuumkan ayaa da,diisa lagu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close