Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Rag Miino Aasayay oo ay Kula Qaraxday Duleedka Degmada Balcad

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ku waramaya in Rag miino aasayay in ay kula qaraxday deegaanka Daniga oo… Sii akhri

Posted on October 31, 2017 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasiirka Amniga oo looga yeerayo Baarlamaanka iyo Mooshin…

Posted on October 31, 2017October 31, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Somalia ayaa hor-geeyay baarlamaanka Somalia mooshin ku saabsan xaaladda Ammaan ee uu dalku… Sii akhri

Odinga oo Qaadacay Doorashadii Kenya kuna dhawaaqay Tallaabooyinka uu Qaadi Doono

Posted on October 31, 2017October 31, 2017 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Hoggaamiyaha isbeheysiga mucaaradka Kenya ee NASA, Raila Odinga ayaa maanta sharaxay go’aamada uu ka qaatay doorashadii Isniintii… Sii akhri

SHARIIF XASAN: Haddii Al-shabaab aanan iska qaban kama fikiri karno Horumarka Dalka

Posted on October 31, 2017October 31, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Maamulka Koonfur-galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in dowladda Somalia iyo maamul-goboleedyada dalka ka jira… Sii akhri

Xubno ka Tirsanaa Ololihii Doorashada ee Donald Trump oo Dacwado lagu soo oogay

Posted on October 31, 2017 by PP-Muqdisho

Washington (PP) ─ Madaxii hore ee ololaha doorashada madaxweyne Trump, Paul Manafort ayaa isniintii lagu soo oogay dacwado ay ka… Sii akhri

Farmaajo oo Hambalyo u Direy Madaxweynaha La Doortay ee Kenya Uhuru Kenyatta

Posted on October 31, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambaliyo ku aaddan guusha doorashada ku celiska ah waxa uu u… Sii akhri

Dr Yusuf sheekh Cumar iyo Dr Khadijo Cismaan oo tababarkoodii ugu dambeeyey ka fuliyey Jaamacadda Bariga Africa ee magaalada Boosaaso

Posted on October 31, 2017October 31, 2017 by Desk

Dr Yusuf sheekh Cumar iyo Dr Khadijo Cismaan oo ah lamaane barayaal ka ah jaamacado ku kala yaal UK iyo… Sii akhri

KHAYRE: Waa inaan si wadajir ah ula dirirno Al-shabaab Waayo waxaa khatar weyn ku…

Posted on October 31, 2017October 31, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’isul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre oo hadal ka jeediyay shirka Wada-tashiga ee Madaxda Dowladda Federaalka ah… Sii akhri

Facebook oo sheegtay in Malaayiin Mareykan ah ay gaartay xog laga soo diray Ruushka

Posted on October 31, 2017October 31, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Shirkadda Facebook ayaa sheegtay in dad gaaraya 126 milyan oo Maraykanka ku nool inay gaartay macluumaad ay… Sii akhri

FARMAAJO: Waa inaan kawada shaqeyno midnimada iyo soo celinta Rajadii Shacabka

Posted on October 31, 2017October 31, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyay furitaankii Shirkii Wada-tashiga ee xalay Muqdisho ku dhex-maray… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close