Madaxweyne Farmaajo oo u safraya Dalka Imaaraadka Carabta.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxammed Cabdullaahi Farmaajo ayaa todobaadka soo socda ku wajahan dalka Imaaraadka Carabta,kadib casumaad rasmi ah oo uu ka helay madaxda…
Open this website in Safari first.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxammed Cabdullaahi Farmaajo ayaa todobaadka soo socda ku wajahan dalka Imaaraadka Carabta,kadib casumaad rasmi ah oo uu ka helay madaxda…
Dalalka Soomaaliya iyo Suudaan ayaa ka baxay tartanka Koobka Kubadda cagta ee Cecafa Senior Challenge Cup ee ay ku tartamayaan xulalka Qaramada…
Bosaso-[Puntland Post] Magaalada Bosaso ayaa lagu qabtay kulan ballaaran, kaasi oo looga hadlayey dhacadii dhawaan loo geystay gabar Soomaaliyeed. Kulanka ayaa waxa…
Dowladda Somalia iyo hay’adda UNICEF ayaa khamiistii Maanta daah-furay qabyo qoraalka xeerka xuquuqda carrruurta,taasoo qayb ka ah dadaalka lagu xoojinayo xuquuqda carruurta…
Taageerayaasha Xisbiga Wadani ayaa galinkii dambe ee maanta rabshado ka sameeyey magaalada Burco , waxaana la maqlayaa rasaas ka dhacaysa gudaha magaalada.…
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay tariikhdu tahay 16 Nov 2017 qasriga Madaxtooyada Garoowe kusoo dhoweeyey…
Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland ayaa Maanta 16 November 2017 magaalada Garoowe ka daah-furtay Barnaamijka sahanka waxyeellada cudurka duumada sannadihii la soo dhaafay…
Hargeysa (PP) ─ Kor-joogtadii Caalamiga ah ee dusha kala socota Doorashadii Isniintii ka dhacday Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland ayaa…
Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Khayre…