Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Agaasimaha laanta socdaalka Puntland oo Booqday xafiiska Magareshanka ee Dekada Bosaso

BOSASO-[Puntland Post]-Agaasimaha Guud ee laanta socdaalka iyo Jinsiyadaha Puntland Maxamed Faarax Qanbi,oo hawlo shaqo u jooga Magaalada Boosaso ayaa maanta… Sii akhri

Posted on November 4, 2017November 4, 2017 by Cabdiqani Boos

KIMS reaches the final stage of prestigious Ethical Financial Innovation Award

Posted on November 4, 2017November 6, 2017 by Desk

Kaah International Microfinance Services is among the three finalists to be selected by EFICA Judges. Dubai, UAE: Kaah International Microfinance… Sii akhri

Mareykanka oo Duqeeyay Kooxda Daacish ee ku Sugan Buuraha Gobolka Bari

Posted on November 4, 2017 by Cowke

Diyaaradaha dowladda Maraykanka ayaa laba jeer duqeeyay saldhig  dagaalyahanada Kooxda Daacish ay ku leeyihiin deegaanka Buqa ee buuraleyda Gobolka Bari… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay qaar kamid ah Wasiirada DFS

Posted on November 4, 2017November 4, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa oo ay tariikhdu tahay 03 Nov  2017 kulan kula qaatay… Sii akhri

Garowe:- Ardey shaaciyay inuu u tartamayo hogaaminta Ardeyda Jaamacadda

Posted on November 3, 2017November 4, 2017 by Dhiirane

Cabdulaahi Cali Aadan oo ah Musharax u tartami doona Gudoomiyaha Ardeyda Jaamacadda Bariga Afrika faraceeda magaalada Garowe ayaa caawa  kulan… Sii akhri

Muxuu Mareykanku ka yiri Wararka sheegaya inuu Dhaqaalaha ka Jarayo Ciidammada DFS?

Posted on November 3, 2017November 3, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Mareykanka ayaa beenisay warar maalmihii u dambeeyay ay baahinayeen qaar badan oo ka mid ah Warbaahinta… Sii akhri

Shirka Dowladda Dhexe iyo Maamulada Dalka oo la isku mari la’yahay Qodobbo Xasaasi ah

Posted on November 3, 2017November 3, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya, ayaa sheegaya in shirka ay ka dhalatay doodo kulul iyo qodobbo weli… Sii akhri

Daacish oo la sheegay inay 741-qof ku dishay Magaalada Mosul

Posted on November 3, 2017November 3, 2017 by PP-Muqdisho

Mosul (PP) ─ Ururka la baxay dawladda Islaamka ayaa “dilay” ugu yaraan 741 qof oo shacab ah intii uu socday… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo kulan Casho Sharaf  ah la qaatay Xildhibaanada Labada Aqal ee DFS u matala Puntland

Posted on November 3, 2017November 3, 2017 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa kulan casho sharaf ah kula qaatay magaalada Muqdisho xildhibaanada labada… Sii akhri

Xasuuqii Caalamka laga illaawey.

Posted on November 2, 2017 by News Office

Hoggaamiyaha Myanmar Aung San Suu Kyi ayaa markii ugu horreysay khamiistii maanta booqatay gobolka Rakhine ee Waqooyiga dalka,tan iyo markii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close