Mustafe Cagjaf oo markale loo doortay madaxweynaha DDS
Mustafe Maxamed Cumar (Cagjar) ayaa markale loo doortay in uu noqdo madaxweynaha 5 sano ee soo socota hoggaamin doona Dowlad Deegaanka Soomaalida…
Open this website in Safari first.
Mustafe Maxamed Cumar (Cagjar) ayaa markale loo doortay in uu noqdo madaxweynaha 5 sano ee soo socota hoggaamin doona Dowlad Deegaanka Soomaalida…
Magaalada Boosaaso waxaa maanta la soo gaarsiiyay markabka SIBU 1/SEAMUL oo maalmo ka hor laga furtay koox Burcad-badeed ah oo ku haysatay…
Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa maanta magaalada Boosaaso ka daahfuray qorshe lagula dagaalamayo kalluumeysiga sharci-darrada ah ee xeebaha Puntland. Ciidamada badda Puntland…
Madaxweynaha Dowadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar ku tagay dalka Jabuuti, isaga oo halkaas kulan kula qaatay madaxweynaha dalkaas…
Burcad-badeeddii ka degtay markabka Eureka ayaa shaqaalihii oo badqaba ku wareejiyay dadka deegaanka Hulcaanood ee gobolka Karkaar. Mid kamid ah waxgaradka deegaankaas…
Ciidamada badda Puntland ee PMPF ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen kaga hadlay badmaaxiintii ay dishay kooxdii Burcad-badeedda ee haysatay markabka Honour 25.…
Wararka imanaya deegaanka Hulcaanood ee gobolka Karkaar ayaa sheegaya in kooxdii Burcad-badeedda ee haysatay markabka M/T Eureka ay caarisiiyeen, islamarkaana ay berriga…
Howlgalkii ay Puntland ku qaaday markabka Honour 25 oo ay haysatay koox Burcad-badeed ah ayaa sababay dhimashada qaar ka mid ah shaqaalihii…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho hal maalin ah ku tagay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya,…
Puntland ayaa sheegtay in ay furatay oo gacanta ku dhigtay markabka Honour 25 oo koox Burcad-badeed ah tan bishii Abriil ee sanadkan…