Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maamulka Banaadir oo daah-furay Barnaamijka Horumarinta Caasimada Dalka

Muqdisho (PP) ─ Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Daah-furay shir soconaya muddo shan casho ah oo looga hadlayo qorshaha horumarinta Caasimadda… Sii akhri

Posted on July 4, 2018July 4, 2018 by PP-Muqdisho

Dagaal ka socdo Xaradheero

Posted on July 4, 2018July 4, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya saaka Degmada Xaradheero ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi hadda uu ka socdo dagaal u… Sii akhri

Cabdi Kariin Qalbi Dhagax oo ku soo Wajahan Muqdisho

Posted on July 4, 2018 by Cowke

Warar lagu kalsoonaan karo oo ku soo dhacay Warqabadka Warbaahinta Puntland Post ee Muqdisho ayaa ku waramaya in Cabdikariin Sh… Sii akhri

Xarunta Koonfur Galbeed oo Laga Mamnoocay in ay haweenka Indho Shareer xirtaan

Posted on July 4, 2018July 4, 2018 by Cowke

Maamulka Degmada Baraawe Gobolka Sh/Hoose Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo saaray amar ay haweenka kaga mamnoocayaan in ay xirtaan indha… Sii akhri

Madaxweynaha oo Casho Sharaf u Sameeyay Guddigii Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda

Posted on July 4, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa  waxa uu Xarunta Madaxtooyada ugu sameeyay casho sharaf Guddigii Qabanqaabada Munaasabadihii… Sii akhri

Hub shaki dhaliyay oo u soo dagay Dowladda Soomaaliya iyo goob qarsoodi ah oo la dhigay

Posted on July 3, 2018July 4, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Muran ayaa ka dhashay hub ay dawladda Soomaaliya 22-kii bishii hore kasoo dejisay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho. Hubkaan… Sii akhri

Somalia iyo Bangiga Adduunka oo ka Hadlay Barnaamijka Cusub ee Kaararka Aqoonsiga

Posted on July 3, 2018July 3, 2018 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Madaxa is-tiraatiijiyada xafiiska Madaxweynaha DF, ahna u qayb-sanaha Barnaamijka Kaarar Aqoonsiga ee Digital-ka, Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade)… Sii akhri

Wafdi Qiimeyn ku sameyn doona Dekedaha Soomaaliya oo Maanta soo gaaray Muqdisho

Posted on July 3, 2018July 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wafdi ka socda dawladda Qatar oo maanta soo gaaray Caasimadda Somalia ee Muqdisho ayaa kulan la yeeshay… Sii akhri

Duqa Muqdisho oo shaaciyay in la Baabi’iyay Heshiiyadii lagu bixiyey Jardiinooyinka Xamar

Posted on July 3, 2018July 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta soo saaray wareegto… Sii akhri

Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta oo ka Warbixisay Dhismaha Hay’adda Isgaarsiinta

Posted on July 3, 2018July 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa ka warbixiyay guulaha laga gaaray dhismaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo dhowaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close