Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ra’iisul Wasaaraha DF oo sheegay inay jiraan kooxo caadeystay laaluusha iyo inay si…

Muqdisho (PP) ─ Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa mar kale ku Celiyay in ay laali doonaan… Sii akhri

Posted on July 6, 2018July 6, 2018 by PP-Muqdisho

Puntland: Muran ka dhashay agaasime waaxeedyo isku shaan-dheyn lagu sameeyay

Posted on July 5, 2018July 5, 2018 by Liban Yusuf

Muran xoogan ayaa ka dhashay agaasimayaasha waaxyaha maamulka iyo maaliyadda wasaaradaha Puntland oo uu dhawaan isku shaan-dheeyey Madaxweynaha Puntland Cabdiwali… Sii akhri

Mucaaradkii hubeysnaa ee Itoobiya oo laga saaray liiska Argagixisada

Posted on July 5, 2018July 5, 2018 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Baarlamaanka Itoobiya ayaa fadhi deg-deg ah oo maanta ay yeesheen ku ansixiyay Qaraar golaha wasiirrada dalkaas… Sii akhri

Dowladda Hoose Xamar oo Billaabeysa Hir-gelinta Mashruuca soo Kabashada Dhismaha

Posted on July 5, 2018July 5, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dawladda Hoose ee Muqdisho, waxay billaabi doontaa hirgelinta Mashruuca soo Kabashada Magaalada Muqdisho Toddobaadyada soo socda. Mashruucan… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Jabuuti

Posted on July 5, 2018July 5, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow gaaray Dalka Jabuuti. Madaxweyne Farmaajo iyo… Sii akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo isku shaan-dheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada

Posted on July 5, 2018July 5, 2018 by Liban Yusuf

Madaxweynaha jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa caawa digreeto uu soo saaray isku shaan-dheyn ku sameeyay qaar kamid ah… Sii akhri

Beesha caalamka oo Puntland iyo Somaliland kala hadashay xaalada Tukaraq

Posted on July 4, 2018July 4, 2018 by Liban Yusuf

Wafdi ka socda beesha caalamka ayaa Puntland iyo Somaliland kala hadlay xaalada colaadeed ee Tukaraq iyo maxaabiistii dhawaan lagu kala… Sii akhri

8 Xul qaran oo u soo baxay koobka adduunka

Posted on July 4, 2018July 4, 2018 by Liban Yusuf

Waxaa la soo gabagabeeyay wareegii 16-ka ee koobka adduunka sanadkan ee ka socda dalka Russia, waxaana wareega xiga ee siddeed… Sii akhri

(SAWIRRO)AGAASIMAHA MAAMULKA IYO MAALIYADDA WASAARADDA WAXBARASHADA PUNTLAND OO XILKA LA WAREEGAY

Posted on July 4, 2018 by jml

Munaasabad ay xilka kula agaasimaha waaxda maamulka iyo Maaliyada Wasaaradda Waxbarashada Puntland Mahad Colaad Maxamed iyo agaasimihii hore ee waaxda… Sii akhri

Sheekh Shariif oo Madaxda DF uga digay inay fogeeyaan raadinta Midnimada Soomaaliya

Posted on July 4, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynihii hore ee Somalia, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka digay in lasii fogeeyo khilaafka siyaasadeed ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close