Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Guddiga wadada ceel-daahir iyo Ceeri-gaabo oo soo bandhigay wajiga labaad dhismaha wadadaas

Guddiga dhismaha wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo ayaa xalay Magaalada Garoowe kusoo bandhigay daahfurka wajiga labaad ee dhismaha waddada Ceeldaahir-Ceerigaabo oo kadhacay hoolka… Sii akhri

Posted on July 3, 2018July 3, 2018 by jml

Qalbi-dhagax “Xarigeyga waxaa ka dambeysay Dowlada Soomaaliya”

Posted on July 3, 2018July 3, 2018 by Cowke

Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo dhowaan laga sii daayay xabsi ku yaala Dalka Itoobiya ayaa faahfaahin ka bixiyay cida Itoobiya… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo ka hadashay deeqaha caalamiga ah ee lagu caawiyo Somaliland

Posted on July 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay kaalmooyinka iyo mashaariicda daruuriga ah ee loo baahan yahay ay gaarsiin doonaan… Sii akhri

AMISOM oo raalli-gelin ka bixisay xayiraad ay dhawaan saareen Guddoomiyaha Aqalka sare

Posted on July 3, 2018July 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Taliska guud ee ciidamada AMISOM ayaa sheegay in heshiis laga gaaray xayiraaddii toddobaadyo ka hor ay Ciidankoodu… Sii akhri

Al-shabaab oo Nabadoon caan ah ku toogatay Gobolka Shabeellada dhexe

Posted on July 2, 2018July 2, 2018 by PP-Muqdisho

Balcad (PP) ─ Kooxda Al-shabaab ayaa maanta ku toogtay deegaan ka tirsan degmada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe oday 93-jir… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo shir-guddoomiyay Kulanka Tubta Siyaasadda loo Dhan-yahay

Posted on July 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa shir-gudoomiyay kulanka Tubta Siyaasadda loo dhan-yahay oo looga hadlayay daba-galka… Sii akhri

Brazil oo u soo baxday siddeed dhammaadka koobka adduunka

Posted on July 2, 2018July 2, 2018 by Liban Yusuf

Xulka kubadda cagta dalka Brazil ayaa u soo baxay wareega siddeed dhammaadka (Quarter Finals) koobka adduunka ee sanadkan 2018-ka, kadib… Sii akhri

Dowladda Britain oo Qalab kala duwan ugu deeqday Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM

Posted on July 2, 2018July 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Britain ayaa qalab ay qiimahooda gaaraysa 5.6 milyan oo Bound ugu deeqday ciidamada AMISOM ee ka… Sii akhri

Ciidamada Xaslinta oo Muqdisho ku toogtay wiil dhalliniyaro ah oo watay Mooto Bajaaj

Posted on July 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ciidamada Xasilinta Muqdisho ayaa toogasho ku dilay wiil dhallinyaro ah oo ka mid ahaa kuwa kexeeya mootooyinka… Sii akhri

Shacabka ku nool XAMAR oo lagu Ammaanay Kaalintii ay ku lahaayeen Xuska Maalmihii…

Posted on July 2, 2018July 2, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo la kulmay guddiyada heer… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close