Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maamulka G/Banaadir oo billaabay ololaha ka hortaga dukumiintiyada been-abuurka ah

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa bogaadiyay hawl-galka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed… Sii akhri

Posted on September 16, 2018 by PP-Muqdisho

Golaha Wasiirada Galmudug oo looga yeeray Cadaado

Posted on September 16, 2018September 16, 2018 by Cabdiqani Boos

Golaha Wasiirada Dowlad goboleedka Galmudug ayaa looga yeeray inay si deg deg ah ku tagaan Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud,… Sii akhri

Xubnaha Xal u raadinta Khilaafka dowlad goboleedyada iyo DFS oo Garoowe ku Wajahan

Posted on September 16, 2018September 16, 2018 by Cowke

Waxaa goordhow ka amaba-baxay garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho xubno ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasi oo xal… Sii akhri

Taxanaha Itoobiya seddex kun oo sano –Qaybtii 9aad: Waaga cusub ee Itoobiya iyo xulashada Abiy

Posted on September 16, 2018 by Liban Yusuf

Dhamaadkii sanadkii 2015 ayay ahayd markii ugu horaysay ee dhalinyaro ka caraysan siyaasaddii dhulka ee xisbiga talada hayaa ay isugu… Sii akhri

Nin Qurbaha ka yimid oo xaaskiisii ku dilay Muqdisho

Posted on September 16, 2018September 16, 2018 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Soomaaliya ayaa waxaa ka dhacday dhacdo aad looga murugooday islamarkaasina dadku ay aad u hadal… Sii akhri

RW Kheyre iyo Gudoomiye Mursal oo Booqday Dhaawaca Xildhibaan Booroow

Posted on September 16, 2018 by Cowke

Ra’isilwasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ay wehliyaan Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Amb Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo ku xigeenka… Sii akhri

Soomaaliya oo laga reebay ka qeybgalka shirka Nabadeynta Itoobiyo iyo Ereteria

Posted on September 16, 2018September 16, 2018 by Cowke

Dowlada Sucuudiga ayaa wada qorshe lagu nabadeynayo wadamada dariska ah ee Itoobiya iyo Ereteria oo muddo colaad baahsan ay ka… Sii akhri

Xildhibaan Qarax Gaarigiisa loogu xiray Muqdisho

Posted on September 16, 2018 by Cowke

Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa qarax gaarigiisa loogu xiray Goordhow oo caawa ah magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Qaraxaan ayaa… Sii akhri

Xaaf Maxuu ka yiri xil ka qaadis la sheegay in lagu sameeyay

Posted on September 15, 2018September 15, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Gal-Mudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo Galabta ay sheegeen in Xildhibaano ku shiray Cadaado in ay xilka ka qaadeen… Sii akhri

Madaxweyne Xaaf oo xilka laga qaaday

Posted on September 15, 2018September 15, 2018 by News Office

47 xildhibaan oo ka tirsan Baarlamanka Galmudug ayaa maanta kulan ay Cadaado ku yeesheen ka sheegay in ay xilkii ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close