Warbixin: Dadka Soomaaliyeed oo wali ay ka go’in xusuustii qaraxii Soobe

Maanta oo kale 14-kii Octobar ee sanadkii hore ee 2017 Waxa  Muqdisho ka dhacay mid kamid ahaa qaraxyadii ugu waxyeelada badnaa ee dunida ka dhaca.

Wali Dadka Soomaaliyeed ee ku sugan gudaha iyo dibada ayaa dareemaya saameeynta qaraxaasi uu ku yeeshay.

Hadda Warbaahinta Puntland Post ayaa halkaan idin kaga soo gudbineyso warbixin la xariirto sanad kadib iyo qaraxaasi oo wali aan ka go’in qalbiyada umadda Soomaaliyeed.

Wariyaha Puntland Post ee Muqdisho Xasan Maxamed Samatar Cowke ayaa diyaariyay warbixin arintaasi la xariirta.

Hoos ka dhageyso

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post, Muqdisho