Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowlad goboleedyada oo federaalka ku eedeeyay faragalin

Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada Soomaaliya ayaa markale soo saaray war-murteed ka kooban todoba qodob oo ay kaga hadleen inta badan… Sii akhri

Posted on September 18, 2018September 18, 2018 by Liban Yusuf

Mashruuc kale oo uu Midowga Yurub ka hirgelin lahaa Puntland oo qarka u saaran inuu fashilmo

Posted on September 18, 2018September 18, 2018 by Farah

Khilaaf xoogan ayaa ka dhex qarxay Wasaaradda degaanka iyo isbadelka cimiladda iyo Hay’adda biyaha, Tamarta iyo khayraadka dabiiciga Dawlada Puntland… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo laga dalbaday inuu is-casilo

Posted on September 17, 2018September 17, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa laga dalbaday maata inuu xilka iska casilo, kaddib markii la… Sii akhri

Maxaa hirgalay, maxaase guul-daraystay ballan qaadkii doorashadii 2014 ee Madaxweyne Gaas?

Posted on September 17, 2018September 17, 2018 by Farah

Markii ugu horaysay oo ay inta badan dadweynaha Soomaaliyeed barteen magaca Dr Cabdiwali Maxamed Cali(Gaas) waxay ahayd sanadkii 2010 oo… Sii akhri

Dowladda Federaalka oo war ka soo saartay doorashooyinka dowlad goboleedyada

Posted on September 17, 2018September 17, 2018 by Liban Yusuf

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay doorashooyinka dowladaha xubnaha ka ah iyo khilaafka u dhaxeeya madaxda Galmudug. War-murtiyeed ka soo… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Kheyre oo jawaab kulul siiyay dowlad goboleedyada

Posted on September 17, 2018September 17, 2018 by Liban Yusuf

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka jawaabay go’aankii ay maadaxda dowlad goboleedyadu ku dalbadeen daraf sadexaad oo dhexdhexaadiya… Sii akhri

Faarax Cali shir oo Bosaso kaga dhawaaqay musharaxnimadiisa

Posted on September 17, 2018September 17, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Pot] Murashaxa Madaxweynaha Puntland ee 2019 Faarax Cali Shire ayaa Bosaso ka Daahfuray Ololihiisa Doorashada, wuxuuna si rasmi ah… Sii akhri

Muran wali ka taagan Guddiga khilaafaadka Baarlamaanka cusub ee Puntland

Posted on September 17, 2018September 17, 2018 by Liban Yusuf

Waxaa wali muran ka taagan yahay magacaabida Guddiga khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamaanka cusub ee Puntland. Labadii doorasho ee dambeeyay Puntland… Sii akhri

Baarlamaanka Galmudug oo kala Jabay iyo Guddiyo lagu kala magacaabay…

Posted on September 16, 2018September 16, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Baarlamaanka Maamulka Glamudug ayaa u qaybsamay laba garab, iyadoo garab ka mid ah ay ku shirsan yihiin… Sii akhri

Faroole oo sheegay in meelaha qaar dab laga shidayo

Posted on September 16, 2018September 16, 2018 by News Office

Madaxweynihii hore dowladda Puntland,ahna xubinka ka tirsan aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya,Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud(Faroole) oo shalay loo magacaabay,guddoomiyaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close