Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya iyo Madaxweynaha Eriteria oo ku soo wajahan Muqdisho

Magaalada Muqdisho maanta oo khamiis ah waxaa ku soo wajahan Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweybaha Eritrea Isaias Afwerki .… Sii akhri

Posted on December 13, 2018December 13, 2018 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo xalay gaaray dalka Qatar

Posted on December 13, 2018 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray waddanka Qatar oo booqasho rasmi… Sii akhri

Garoonka Mire Awaare oo lagu dhisayo deeq uu bixiyay Midowga Yurub

Posted on December 12, 2018 by News Office

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda Puntland u fasaxday lacag dhan  $150,000(boqol iyo konton kun oo Dollar) oo kamid ah deeqaha… Sii akhri

Guddoomiye Mursal oo war ka soo saaray mooshinka laga gudbiyay Farmaajo

Posted on December 12, 2018December 12, 2018 by News Office

Guddoomiyaha Aqalka hoose ee Baarlamanka dowladda Federaalka Soomaaliya,Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan ayaa maanta markii u horeysay war ka soo saaray… Sii akhri

Garoowe: Murashax cusub oo ku dhawaaqay inuu u tartamayo doorashada madaxweynaha

Posted on December 12, 2018 by News Office

Dr Bashiir Maxamed Xuseen oo kamid ah siyaasiyiinta Puntland,  ayaa  Garoowe kaga dhawaaqay  inuu u tartamayo, doorashada madaxweynaha Puntland ee… Sii akhri

Shirkii Billaha ahaa ee guddiga Fulinta Mashruuca CIP oo Garoowe ka qabsoomay

Posted on December 12, 2018 by Jama Farah

Shirkii billaha ahaa ee guddiga fulinta mashruuca tayaynta hay’adaha dawaladda iyo shaqaalaysiinta ee CIP ee uu Baanka adduunku ka caawinayo… Sii akhri

Al-shabaab oo dad ku laayay Shabeellaha hoose

Posted on December 12, 2018December 12, 2018 by News Office

Malayshiyaadka Al-shabaab ayaa shalay galab degaanka Mubaarak ee gobolka Shabeellaha hoose ku toogtay saddex ruux oo midkood ahaa oday-dhaqameed,sida ay… Sii akhri

Mooshinkii Xil-ka-qaadista Madaxweynaha DF Soomaaliya oo la sheegay inuu Burburay

Posted on December 11, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Mooshinkii dhawaan madaxweynaha Somalia laga keenay ayaa la sheegay inuu burburay, kaddib markii la sheegay in loo… Sii akhri

Duqa Muqdisho oo Xarunta Dowladda Hoose ku Qaabilay Danjiraha Cusub ee Turkiga

Posted on December 11, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo Xafiiskiisa Xarunta Dawladda Hoose… Sii akhri

Rasmi: Camey oo ka laabtay dacwayntii Gaas

Posted on December 11, 2018December 11, 2018 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdullaaahi Xaaji Cumar(Camey) ayaa ka laabtay dacwad uu ka gudbiyay madaxweynaha dowladda Puntland,Dr Cabdiweli Maxamed… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close