Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo ka tanaasuley dacwad uu u gudbiyey maxkmada sare

Sida ay xaqiijinayaan wararka soo gaaraaya PUNTLAND POST Madaxweyne Ku-xigeenka Dawlada Puntland Eng Cabdullaahi Cumar Camey ayaa ka noqday dacwad… Sii akhri

Posted on December 11, 2018 by Farah

Maxkamadda sare ee Puntland oo saaka dhageysanaysa dacwad u dhaxay Gaas iyo Camey

Posted on December 11, 2018 by Farah

Maxkamada Sare ee Dawlada Puntland ayaa lagu wadaa inay saaka ka furanto dacwad dastuuriya oo u dhaxaysa Madaxweynaha Dawlada Puntland… Sii akhri

Ra’isilwasaare Kheyre oo shir gudoomiyay shirka amniga iyo siyaasada

Posted on December 10, 2018 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda fedraalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirararka toddobaadlaha ah ee Tubta Amniga iyo Caddaalada… Sii akhri

Farmaajo Oo Ka Gudoomay Warqadaha Aqoonsiga Safiirada Sudan & Turkiga

Posted on December 10, 2018December 10, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Turkiga iyo Suudaan… Sii akhri

Puntland: wasaarada Haweenka oo soo xidhay ol’olaha 16-ka maalmood ee joojinta tacaddiyada

Posted on December 10, 2018December 10, 2018 by News Office

Wasaaradda horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska dowladda Puntland ayaa Axadda maanta ah soo xidhay ol’olaha 16-ka maalmoood ee joojinta tacaddiyada… Sii akhri

Faysal Cali Waraabe oo taageeray Mooshinka Madaxweyne Farmaajo

Posted on December 10, 2018December 10, 2018 by Cowke

Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Soomaaliland Eng Faysal Cali Xuseen (Faysal Waraabe) ayaa ka hadlay mooshinkii laga soo gudbiyay madaxweyne… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay taliyaha amniga doorashada

Posted on December 10, 2018December 10, 2018 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiweli maxamed Cali(Gaas) ayaa magacaabay taliyaha ciidanka sugaya amniga doorashada Puntland ee la qorsheeyay 8 Jennaayo 2019.… Sii akhri

MAHAD CAWAD: Xildhibaanada Baarlamaanka kuma Shir karaan Xarunta Villa Hargeysa

Posted on December 10, 2018December 10, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Somalia oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho, ayaa amar ku… Sii akhri

Mahad Cawad “Baarlamaanka lama furi karo ilaa gudoonka uu isku raaco in la furo”

Posted on December 10, 2018December 10, 2018 by Cowke

Gudoomiye ku xigeenka labdaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdala Cawad oo goordhow shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa arimo kala… Sii akhri

Xildhibaan sheegay in xabsi guri laga dhigay gudoomiyaha Baarlamaanka

Posted on December 10, 2018December 10, 2018 by Cowke

Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar oo kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in xabsi guri la galiyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close