Banaanbaxyo lagu taageerayo Madaxweyne Farmaaajo oo ka socdo Muqdisho
Banaanbaxyo Ballaaran ayaa waxa uu ka socdaa Saaka qeybo Ka mid ah Magaalada Muqdisho. Banaanbaxyadaan ayaa waxaa lagu taageeyaa madaxwnaha… Sii akhri
Banaanbaxyo Ballaaran ayaa waxa uu ka socdaa Saaka qeybo Ka mid ah Magaalada Muqdisho. Banaanbaxyadaan ayaa waxaa lagu taageeyaa madaxwnaha… Sii akhri
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa xalay waxaa ka dhacay fal lagu dilay dad rayid ahaa kuwo kalena lagu dhaawacay.… Sii akhri
Hal qof ayaa inta la xaqiijiyay ku dhintay mid kalena waa ku dhaawacmay rasaas ay xalay is-weydaarsadeen dabley weerartay taliska… Sii akhri
Musharrax Siciid Cabdullaahi Deni oo ah Musharrax u taagan Xilka Madaxweynaha dowladda Puntland 8-da Janaayo 2019 ayaa si weyn loogu… Sii akhri
Dabley hubaysan ayaa xalay saqdii dhexe weerar ku qaaday taliska qeybta Booliiska Somaliland ee magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool,sida… Sii akhri
Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo goordhow oo caawa ah wariyaasha kula hadlay xarunta Villa Hargeysa ee uu baarlamaanka guddiyadiisa ay… Sii akhri
Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada dalka ayaa goordhow muujiyay fikirkooda la xariira mooshinkii ay ka soo gudbiyeen xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya… Sii akhri
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa caawa laga dareemayaa abaabulo balaaran oo ku aadan dibad baxyo lagu wado in… Sii akhri
Gudoomiye ku xigeenada Baarlamaanka Soomaaliya oo goordhow shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka soo horjeeystay mooshinkii laga soo gudbiyay… Sii akhri
Xildhibaanadii Baarlamaanka Soomaaliya ee gudbiyay mooshinka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka warbixiyay mooshinkaasi ay soo gudbiyeen. Xildhibaanada ayaa… Sii akhri