Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Guddiga doorashooyinka K/Galeed oo soo saaray xiliga ay dhaceeyso doorashada

Guddiga doorashooyinka maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo saaray jadwalka doorashada maamulkaasi Koonfur Galbeed. Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay in… Sii akhri

Posted on December 13, 2018December 13, 2018 by Cowke

Dowlada Soomaaliya oo war ka soo saartay xariga Abuu Mansuur

Posted on December 13, 2018 by Cowke

Dowlada Soomaaliya ayaa war ka soo saartay xariga Sh Muqtaar Rooboow Cali Mansuur. War ka soo baxay wasaara Amniga ayaa… Sii akhri

Ciidammo gaar ah oo Mukhtaar Roobow Cali keenay Magaalada Muqdisho

Posted on December 13, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Diyaarad qaas ah oo wadday Mukhtaar Roobow Cali oo loo yaqaan [Abu-Mansur] oo maanta lagu xiray magaalada… Sii akhri

FAAHFAAHIN: Safarka Madaxweynaha Ertirea uu Maanta ku yimid Magaalada Muqdisho

Posted on December 13, 2018December 13, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, Madaxweynaha… Sii akhri

Faah Faahin: Xariga loo geeystay Muqtaar Rooboow

Posted on December 13, 2018 by Cowke

Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa xarig maanta magaalada Baydhabo loogu geeystay Musharaxa Madaxweynaha Koonfur Galbeed Muqtaar Rooboow Cali… Sii akhri

Roobow oo la xidhay iyo dagaal ka qarxay Baydhabo

Posted on December 13, 2018December 13, 2018 by News Office

Ciidamada Ethiopia ee ku sugan magaalada Baydhabo ayaa maanta xabsiga  Mukhtaar Roobow Cali(Abu-mansuur)oo kamid ah murashixiinta xilka madaxweynaha dowlad goboleedka… Sii akhri

Dil iyo dhaawac ka dhacay Boosaaso

Posted on December 13, 2018December 13, 2018 by Liban Yusuf

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa saaka lagu dilay nin ganacsade ah, halka dhaawac loo geystay Aabihiis. Cabdulqaadir Maxamed… Sii akhri

DEG-DEG: Madaxweynaha Ertirea iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo soo Gaaray Muqdisho

Posted on December 13, 2018December 13, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Eritrea Issias Efwerki iyo wafdi ballaaran oo uu horkacayo ayaa goor-dhaw soo gaaray Muqdisho, waxaana kusoo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyey Meel-marinta Sharciga Dhismaha Hay’ada Naafada

Posted on December 13, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ansixinta Sharciga… Sii akhri

Al-shabaab oo weerar ku qaaday duleedka Guriceel

Posted on December 13, 2018December 13, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya duleedka degmada Guriceel ee gobolka Gal-gaduud ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi saaka dagaalamayaal Al-shabaab ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close