Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Magacyada xildhibaannada cusub ee Baarlamanka Puntland oo la shaaciyay

Guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa haatan ku dhawaaqay lixdan iyo lixda xubnood ee Golaha wakiilada cusub.… Sii akhri

Posted on December 31, 2018December 31, 2018 by News Office

SIDRA oo kulan u qabatay haweenka ganacsatada Garoowe

Posted on December 31, 2018December 31, 2018 by News Office

Hay’adda SIDRA oo kaashanaysa hay’adda USAID, ayaa maanta magaalada Garowe ku qabatay kulan lagusoo bandhigayay qorshayaasha ganacsiga ee ay diyaarsadeen… Sii akhri

Puntland: Liiska Golaha wakiilada cusub oo lagu dhawaaqayo

Posted on December 31, 2018December 31, 2018 by News Office

Guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa isu’ diyaarinaya in ay saacadaha soo socda ku dhawaaqan lix iyo… Sii akhri

Dhalinyarada gobolka Nugaal oo taageeray musharrax madaxweyne ku xigeen Axmed Karaash

Posted on December 31, 2018December 31, 2018 by News Office

Dhalinayarada aqoonyahanada ah ee ku dhaqan magaalada Garowe, ayaa qabtay kulan ay ku taageerayeen musharax  Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), oo… Sii akhri

Ra’isilwasaare Kheyre oo daah furay shirka isla xisaabtanka Xukuumada

Posted on December 30, 2018 by Cowke

Ra’isilwasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta shir gudoomiyay shir xasaasi ah oo golaha wasiirada Soomaaliya ay ku… Sii akhri

Puntland: Murashixiinta oo si adag uga digay fara-gelinta gudaha dalka iyo debadda ee doorashada

Posted on December 30, 2018 by News Office

Murashixiinta u tartamaya doorashada madaxtinimada puntland ee 2019 oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Garoowe, ayaa soo saaray war-saxaafadeed ka… Sii akhri

Xildhibaan katirsan Baarlamaanka oo Muqdisho ku Geeriyooday

Posted on December 30, 2018December 30, 2018 by Cowke

Waxaa Goordhow magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee Xildhibaan Axmed Mayoow Cabdulle  uu ku magac dheeraa Korneel Ruush oo kamid… Sii akhri

Dr Cali Ciise oo ku dhawaaqay murashax madaxweynaha Puntland

Posted on December 30, 2018December 30, 2018 by News Office

Dr Cali Ciise Cabdi oo kamid ah siyaasiyiinta gobolka Sool, ayaa Axadda maanta ah  Garoowe kaga dhawaaqay, in uu u… Sii akhri

Axmed Madoobe oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay inay la Dagaallamaan Al-shabaab

Posted on December 30, 2018 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoob], ayaa Maanta kormeer ku tagay qaar ka mid ah… Sii akhri

Xildhibaanada Baarlamaanka oo meel mariyay miisaaniyada Dowlada

Posted on December 30, 2018 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ayaa meel mariyay miisaaniyada dowlada Soomaaliya ee sanadka 2019-ka.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close