Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Garowe oo la ciir-ciiraysa dadkii ugu badnaa iyo wararkii ugu dambeeyey ee doorashada

Deegaanada Puntland waxaa siweyn looga diyaar garoobayaa doorashadda madaxtinimada Puntland oo ay ka harsan tahay mudo asbuuc ah, kumanaan qof… Sii akhri

Posted on December 30, 2018December 30, 2018 by Farah

Musharrax Axmed Karaash oo booqasho ugu tegay isimada Puntland

Posted on December 30, 2018December 30, 2018 by News Office

Musharrax Axmed Karaash ayaa booqashadiisa ka bilaabay Islaan Ciise Islaan Maxamed, isagoo la qaatay kulan isugu jiray is xog-wareysi iyo… Sii akhri

Xaaf “waxaan ka baqeeynaa in sidii Rooboow qoorta nala soo qabto oo nala xiro”

Posted on December 30, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Gal-Mudug Axmed Ducaale Galle oo wariyaasha kula hadlay Dhuusamareeb aya ka hadlay dagaalada ka dhacaya deegaano katirsan Gobolka Gal-Gaduud.… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in ay baaritaano ku heeyso qareeno qaato laaluush

Posted on December 29, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha maxkamada sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay in ay baaritaano ku hayaan qareeno la sheegay in qaataan… Sii akhri

Mursal” Mooshinkii Madaxweynaha dalka ayuu sameeyn ku yeeshy”

Posted on December 29, 2018December 29, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Amb Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ka hadlayay kulankii Baarlamaanka ee maanta ka qabsoomay xarunta Golaha shacabka… Sii akhri

Siyaasi Cabdiraxman Guuleed oo Garoowe kaga dhawaaqay murashax madaxweyne ku xigeen

Posted on December 29, 2018December 29, 2018 by News Office

Siyaasi Cabdiraxmaan Guuleed Cali ayaa Sabtida maanta ah Garoowe kaga dhawaaqay in uu u sharraxanyahay xilka madaxweyne ku xigeenka dowladda… Sii akhri

Puntland oo mamnuucday shaqaalaha dowladda Federaalka

Posted on December 29, 2018December 29, 2018 by Liban Yusuf

Puntland ayaa sheegtay in ay mamnuucday inta doorashadu socota shaqaalaha dowladda federaalka Soomaaliya sida Wasiirada, Agaasimayaasha ,Saraakiisha ciidanka iyo howl-wadeenada… Sii akhri

Muddo kadib kulanka Baarlamaanka oo maanta furmayo Maxaa looga hadlayaa?

Posted on December 29, 2018 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee Muqdisho. Kulankaasi oo ah mid xasaasi ah ayaa… Sii akhri

Maxkamada ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah Fulisay

Posted on December 29, 2018 by Cowke

Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sidda ee Somalia ayaa saakay fulisay xukun dil ah. Maxkamada ayaa toogatay Maxamad Aadan Cali Booroow oo 15/6/2017… Sii akhri

Lafta Gareen oo booqonayo deegaano katirsan Koonfur Galbeed

Posted on December 29, 2018 by Cowke

Madaxweynaha cusub ee maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa lagu wadaa in uu booqdo deegaano katirsan Koonfur Galbeed. Lafta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close